Dr. Salman Hashi

Directions Contact the practice

Dr. Salman Hashi Dhakhtarka cudurada ragga iyo dhalmo la’aanta (Andrologist)

04/07/2026
Maanta waxaa nasoo booqday culimo uu ka mid yahay Sh Xusen Cali Jabuuti iyo Sh. Odawaa iyo Sh Abdirahman Jigjigo.Waanado...
04/07/2026

Maanta waxaa nasoo booqday culimo uu ka mid yahay Sh Xusen Cali Jabuuti iyo Sh. Odawaa iyo Sh Abdirahman Jigjigo.

Waanadoodii ALLAHA nagu anfaco ducadoodiina ALLAHA noo aqbalo ayagana Ajar iyo xasanaad ALLAHA ka siiyo

Biya baxa dag daga ah (premature ej*******on) waa xaalad rag badan la nool yihiin, waxaana jira xalal iyo daaweyn looga ...
11/05/2026

Biya baxa dag daga ah (premature ej*******on) waa xaalad rag badan la nool yihiin, waxaana jira xalal iyo daaweyn looga gudbi karo ama lagu xakameyn karo. Guud ahaan labo nooc ayuu u kala baxaa:

1. Nooca koowaad: Acquired Premature ej*******on.
Noocan waxaa keena dhibaatooyin caafimaad ama xaalado kale sida:
• infection ku dhaca kaadi mareenka iyo qanjirka prosatate ka
• Isbedel ku yimaada hormoonnada
• Cabsi iyo stress
• Xiriirka lamaanaha oon wanaagsaneyn
• Neerfayaasha xubinta taranka oo dareen badan gudbiya.
Haddii sababta saxda ah la ogaado, daaweyntiisa iyo xalkeedaba waa la heli karaa.

2. Nooca labaad: congenital Premature ej*******on
Noocan wuxuu la xiriiraa maskaxda iyo sida qofka jirkiisu ula qabsaday biya baxa dag daga ah. Maskaxda ayaa bixisa amar dagdag ah, taasoo keenta biyabax dhaqso ah.
Noocan sidoo kale waa la xakameyn karaa, gaar ahaan haddii la isticmaalo farsamada loo yaqaan Start and Stop Technique, oo qofka ka caawisa inuu xakameeyo waqtiga biyabaxa isla markaana kordhiyo waqtiga.

Hadii aad la nooshahay xanuunkaan nagu soo booqo RIJAAL HOSPITAL, insha ALLAH xal ayaan kuu heli doonaa. 612153175

06/04/2026
20/02/2026
RAMADAN KARIIM
18/02/2026

RAMADAN KARIIM

Maalin walba casharo cusub ayaan ka baranaynaa reer GAZA.
09/02/2026

Maalin walba casharo cusub ayaan ka baranaynaa reer GAZA.

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

17/01/2026

Rijaal Fertility Hospital waa isbitaalki ugu horeeyay ee dalka keenay kana hirgaliyay qaliinka galaha ee loo isticmaalo aalada Micrscopic(microscopic varicocelectomy) .


Address

Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Salman Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Salman Hashi:

Shortcuts

Share

Category