HealthBridge Som Consultant

Website

HealthBridge Som Consultant YASHODA HOSPITALS MEDICAL INFORMATION CENTER IN SOMALIA representing by HEALTHBRIDGE SOM CONSULTANT.
WhatsApp No : +252618431516

17/11/2026

𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨!

Dhakhtarka caanka ah ee ku takhasusay cudurrada sambabada iyo neefsashada, 𝐃𝐫. 𝐆𝐨𝐩𝐢 𝐊𝐫𝐢𝐬𝐡𝐧𝐚 𝐘𝐞𝐝𝐥𝐚𝐩𝐚𝐭𝐢, oo ka socda Yashoda Hospitals (Hyderabad, India), ayaa imaanaya magaalada Muqdisho taariikhda u dhaxaysa 27-ka ilaa 29-ka bisha, wuxuuna fadhiisan doona Dr sumait Hospital.

Haddii adiga ama qof ehelkaaga ah uu la ildaran yahay allergy-ga, neefta (Asthma), caabuqa sambabada, neefsashada dhibeysa, cancer sambabada ama cudurrada kale ee la xiriira sambabada, ha moogaan fursaddan qaaliga ah ee aad ku heli karto la-talin iyo daryeel takhasus leh adigoo dalkaaga jooga. Bukaannada cusub iyo kuwii horeba waa la soo dhawaynayaa!

Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa Health Bridge Som Consultant iyo Dr. Sumait Hospital.

📞 +252 619 287755 | +252 619 287799 |
Lambarka Gaaban ee 4848

It was an honor for hosting Dr. Rajshekhar Reddy K! We are delighted to see such meaningful collaboration between Health...
16/11/2026

It was an honor for hosting Dr. Rajshekhar Reddy K! We are delighted to see such meaningful collaboration between HealthBridge Som Consultant, Yashoda Hospitals MIC, SIMAD University , and Dr.Sumait Hospitals in supporting both patient care and medical education. 👏

𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊, Dr. Rajasekhar Reddy K , oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay qalliinnada neerfaha iyo laf-dhaba...
16/11/2026

𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊, Dr. Rajasekhar Reddy K , oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay qalliinnada neerfaha iyo laf-dhabarta (Senior Consultant Neuro & Spine Surgeon), ayaa tababar aqooneed oo ku saabsan qalliinnada neerfaha iyo laf-dhabarta u qabtay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda SIMAD iyo dhakhaatiir.

Tababarkan waxaa iska kaashaday 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐁𝐫𝐢𝐝𝐠𝐞 𝐒𝐨𝐦 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐚𝐧𝐭, oo ah wakiilka rasmiga ah ee 𝐘𝐚𝐬𝐡𝐨𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥𝐬 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐟𝐨𝐫𝐦𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫 ee Soomaaliya, iyo Dr.Sumait Hospitals iyo SIMAD University

Barnaamijkani wuxuu fursad u siinayaa ardayda iyo dhakhaatiirta inay kororsadaan aqoontooda, isla markaana ay wax ka bartaan khibradda takhasuska ee qalliinnada neerfaha iyo laf-dhabarta.

14/11/2026

𝐒𝐚𝐥𝐚𝐝 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐞 𝐇𝐞𝐫𝐬𝐢 ayaa ka sheekeynaya qalliinkii maskaxda ee uu ku sameeyay 𝐃𝐫. 𝐊. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲, kaas oo looga saaray buro weyn oo maskaxda kaga taalay, isla markaana uu si wanaagsan uga soo kabtay.

Wuxuu farxad weyn ka muujiyay inuu mar kale la kulmo dhakhtarkiisa, intii uu socday ololaha caafimaadka ee neerfaha iyo laf-dhabarta ee ka socda Isbitaalka Dr. Sumait.

Ololahan waxaa iska kaashanaya Yashoda Hospitals MIC Somalia, Health Bridge Som Consultant iyo Dr. Sumait Hospitals.

📞 +252 619 287755 | +252 618 431516 | +252 619 287799 | 4848

📍 KM4, Farah Ugas Central Mall, Dabaqa 2-aad

\

13/11/2026

Waxaa si rasmi ah uga furmay Isbitaalka Dr. Sumait ololaha la-talinta iyo baaritaanka cudurrada neerfaha iyo laf-dhabarta, kaas oo 𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊, uu kula kulmayo bukaannada Soomaaliyeed.

Ololahan waxaa iska kaashanaya Yashoda Hospitals MIC Somalia, Health Bridge Som Consultant iyo Dr Sumait Hospitals

📞 +252 619 287755 | +252 618 431516 | +252 619 287799 | 4848

📍 KM4, Farah Ugas Central Mall, Dabaqa 2-aad

𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊 - Qabiir qalliinada neerfayaasha iyo lafta dhabarka, ayaa maanta Isbitaalka Dr.Sumait Hospitals k...
13/11/2026

𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊 - Qabiir qalliinada neerfayaasha iyo lafta dhabarka, ayaa maanta Isbitaalka Dr.Sumait Hospitals ku qaabilay bukaanno Soomaaliyeed, isagoo u sameeyay baaritaanno iyo la-talin caafimaad.

Dhakhtarku wuxuu bukaannada qaabilayaa ilaa Axadda. weli waxaad heysataa fursadii aad ula kulmi lahayd dhaqtarka, hadda Iska diiwaangeli:

📞 +252 619 287755 | +252 618 431516 | +252 619 287799 | 4848

📍 KM4, Farah Ugas Central Mall, Dabaqa 2-aad

13/11/2026

Waxaan si diirran u soo dhoweynayaan 𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊, oo ah Senior Neuro & Spine Surgeon asigoo wehlinaya Ali Moallin Mao (Ali Maow)- Managing Director Yashoda Hospitals Somalia iyo kenya ahna CEO of Helathbridge Som Consultant kaas oo bukaannada Soomaaliyeed kula kulmi doona Isbitaalka Dr. Sumait, maalmaha 13, 14 iyo 15 November.

Ku soo dhowow Soomaaliya, Dhakhtar!

Fadlan nagala soo xiriir
📞 +252 619 287755 | +252 618 431516 | +252 619 287799 | 4848

13/11/2026

𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊, oo ah dhakhtar ku takhasusay qalliinada neerfayaasha iyo lafta dhabarka (Neuro & Spine Surgeon) oo ka yimid Isbitaalka Yashoda (Hyderabad), isla markaana leh khibrad ka badan 20 sano, ayaa hadda ku sugan Muqdisho!

Waxaa safarka ku wehlinaayi Ali Moallin Mao (Ali Maow) - Managing Director Yashoda Hospitals Somalia iyo kenya ahna CEO of Helathbridge Som Consultant Haddii aad qorsheysey inaad dibadda u aado dhibaatooyin caafimaad darteed ama aad u baahan tahay takhasus buuxa, ha seegin fursaddan qaaliga ah!
📅 Waqtiga la-tashiga: 13-ka, 14-ka, iyo 15-ka.
📍 Goobta: Isbitaallada Sumit, Muqdisho.

Fadlan nagala soo xiriir
📞 +252 619 287755 | +252 618 431516 | +252 619 287799

𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊!Dr. Rajasekhar Reddy K, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay qalliinnada...
12/11/2026

𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐃𝐫. 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐬𝐞𝐤𝐡𝐚𝐫 𝐑𝐞𝐝𝐝𝐲 𝐊!

Dr. Rajasekhar Reddy K, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay qalliinnada neerfaha iyo laf-dhabarta, ayaa soo gaaray Muqdisho, haatanna jooga Dr. Sumait Hospital.

Dr. Rajasekhar ayaa bukaannada Soomaaliyeed kula kulmi doona Dr. Sumait Hospital 13, 14 iyo 15-ka November.

Bukaannada u baahan la-talinta takhasuskan waxay ballan qabsan karaan inta uu dhakhtarku Muqdisho joogo.

\

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.Caafimaadku waa nimco weyn. Maanta oo Jimco ah, aan u duceyno inta xanuunsan in Alle siiyo caafimaad deg...
12/11/2026

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.

Caafimaadku waa nimco weyn. Maanta oo Jimco ah, aan u duceyno inta xanuunsan in Alle siiyo caafimaad degdeg ah, annaguna aan u fidino garab istaag joogta ah.

Address

Farah Ugas Tower, Km4
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HealthBridge Som Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share