Kasem Ibrahim Barre

Kasem Ibrahim Barre Dr. Kasem Ibrahim Hussein โ€“ Medical doctor providing quality, patient-centered care in Mogadishu. Your health is my priority

Specializing in general medicine, child & adult health, and preventive care.

21/07/2025

Allow guuley walaalaha rer falastine

Owdaygii Trump ahaa waxaa laga sheegaya xanuun ku dhaca xaga xididada (veins). Waxaa si gaar ah loo sheegay inuu qabo ch...
18/07/2025

Owdaygii Trump ahaa waxaa laga sheegaya xanuun ku dhaca xaga xididada (veins). Waxaa si gaar ah loo sheegay inuu qabo chronic venous insufficiency( CVI) kaas oo ku dhaca xididada hoose ee lugaha

๐Ÿ—ฃ๐Ÿ—ฃDr. Barbabella oo doctorka aqalka cada wuxuu xaqiijiyey in Trump uu maray baaritaan caafimaad oo dhamaystiran, waxaana la ogaaday inuu qabo chronic venous insufficiency, taasoo ah xaalad caadi ah oo aan khatar ahayn. Wuxuu sidoo kale cadeeyey inaysan jirin calaamado muujinaya xidid dhiig istaag (DVT), cudur xididada ah (arterial disease), fashilka wadnaha (heart failure), xanuun kelyaha (kidney problems), ama cudur guud oo jirka saameeya (systemic illness). Baaritaanka ayaa muujiyey in qaab-dhismeedka iyo shaqada wadnaha Trump ay yihiin kuwo caadi.

Waa maxay Chronic Venous Insufficiency (CVI)
CVI waa xanuun xididada lugaha ku dhaca oo keena in dhiiggu dib ugu ururo lugaha halkii uu wadnaha ugu laaban lahaa. Waxaa sababa valves daciifay ama dhaawacmay. Calaamadaha waxaa ka mid ah barar, xanuun, culeys, xidido muuqda (varicose veins), iyo nabro lugaha.

Congratulations to Dr. Luul Mohamud Mohamed on being re-elected as the Head of the Somalia Medical Association! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘Your t...
18/07/2025

Congratulations to Dr. Luul Mohamud Mohamed on being re-elected as the Head of the Somalia Medical Association! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘
Your tireless efforts and inspiring leadership continue to uplift the medical community in Somalia. Wishing you even greater success in your new term.

A special congratulations as well to Abdulhakim Salad Nageye , newly elected as Head of Finance of the Somalia Medical Association. Wishing you success in this important role as you contribute to the growth and transparency of our association.

18/07/2025

Somali Medical Association
Dr Luul Mohamud Mohamed

14/07/2025
14/07/2025

๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐…๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Xafiiska Diiwaan Gelinta Xubnaha Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxaa iska diiwaan geliyay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ก๐š๐ค๐ข๐ฆ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ ๐๐š๐ ๐ž๐ฒ๐ž oo ah musharrax u tartamaya xilka Xoghayaha Maaliyada ee Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed, waxaana shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐๐ฎ๐ซ (๐“๐จ๐ซ๐ข๐ง๐จ) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed.

Dr luul Mohamed Mahamed  guuleyso inshallah
14/07/2025

Dr luul Mohamed Mahamed guuleyso inshallah

18/06/2025

Waa dibaato jirta in huba lagu ciyaaro weliba meel anan munasab ahyn

11/06/2025

PRESS RELEASE ON THE MPOX VIRUS DISEASE OUTBREAK IN KENYA

Address

Hodan District Mugadishu Somali
Muqdisho
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasem Ibrahim Barre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kasem Ibrahim Barre:

Shortcuts

Share

Category