11/08/2026
๐ข OGEYSIIS MUHIIM AH
๐ฅ RIYAAD SPECIALIZED HOSPITAL โ CEELASHA BIYAHA
Riyaad Specialized Hospital wuxuu ugu bishaaraynayaa bulshada in uu bilaabay qiimo-dhimisyo gaar ah oo gaaraya 50% adeegyo caafimaad oo kala duwan.
๐ด QALLIINNO 50% DHIMIS AH
Waxaa ka mid ah:
โ
Qalliinnada Hernia-da (Burooyinka)
โ
Qalliinka Prostate-ka
โ
Qalliinka Xiniinyaha (Hydrocele)
โ
Qalliinka Varicocele
โ
Qalliinka Qurxinta Dumarka โ Qaybta Hoose
๐ฉบ ADEEGYADA HAWEENKA โ 50% DHIMIS
โ
Ultrasound-ka Haweenka (Pelvic Ultrasound)
โ
Ultrasound-ka Uurka
๐คฐ KHAMIISTA โ BILAASH
๐ Baaritaanka Ultrasound-ka Uurka BILAASH ah.
๐ฆท QAYBTA ILKAHA
โ
50% qiimo-dhimis
โ
halkii Qeeb ku xera $15 kilig
๐ฉโ๐ผ QAYBTA DHALMADA
โ
15% qiimo-dhimis adeegyada dhalmada.
๐ Wixii faahfaahin iyo ballan ah kala xiriir:
โ๏ธ 618377744
๐ฅ Riyaad Specialized Hospital
Caafimaad tayo leh โ Daryeel aad ku kalsoonaan karto.