Gutaale Modern Hospital Qardho

Gutaale Modern Hospital Qardho Hospital and Healthcare center ,

02/07/2026

Gutale Modern Hospital Qardho waxaa imaanaysa 8/7/2026. Dhaqaatiir ka imaneeyso Mogadisho kana socota .
xarunta daweynta xanuunada keena dhalmalaanta. Dhakhatiirta waxay qabanaysaa: Daweynta dhalmo la aanta
raga iyo dumarka iyo kobcinta ugxanta.
Isdiiwaan gilinta waxay kasocotaa Gutale Modren Hospital .
TELL: 0906775757/7938433.

Bahda Gutale Hospital waxay idin leedahay Ciid wanaagsan.
26/05/2026

Bahda Gutale Hospital waxay idin leedahay Ciid wanaagsan.

05/12/2025

Ogeeysii ogeeysii waxaa imanaya Gutale Modren Hospital Qardho Shaqaatiir ka socota Marwo fertility Center (Mogadisho). kuna taqaqustay xanunada kena dhalmo la’aanta dumarka iyo raga dhaman xanunada dumarka...

Mamulka iyo bahda cafimadka gutale Modren hospital waxey utacsiyeynayaan dhamaan ehelada iyo qarabada Dr abdirisaq xassa...
16/10/2025

Mamulka iyo bahda cafimadka gutale Modren hospital waxey utacsiyeynayaan dhamaan ehelada iyo qarabada Dr abdirisaq xassan tumako

08/07/2025

Drs. Maryan ali farax oo ka socota Northampton fertility hospital England (ingiriska) ayaa hada kahowlsha Gutaale Modren hospital qardho kuna taqaqustay xanunada kena dhalmo la’aanta dumarka iyo dhaman xanunada dumarka.

Hospital and Healthcare center ,

Gutale Modren hospital waxa kugu dhiyar ah Dr Muslim oo qibrad Sare uleh daweynta qalinada iyo qorista okiyalaha indhaha
13/06/2025

Gutale Modren hospital waxa kugu dhiyar ah Dr Muslim oo qibrad Sare uleh daweynta qalinada iyo qorista okiyalaha indhaha

Ciid wanagsan dhaman musliminta allah nabad iyo barwaqo hanagu garsiyo ciidan Cida kle,        dhaman holwadenada gutale...
05/06/2025

Ciid wanagsan dhaman musliminta allah nabad iyo barwaqo hanagu garsiyo ciidan Cida kle, dhaman holwadenada gutale Modren hospital waxey ay idinleyihi ciid wanagsan.

21/05/2025

Hospital ka Gutale Modern Hospital Horay U gaardh oo Ka faaideyso Dhaqtarada.

Drs. Maryan ali farax oo ka socota Northampton fertility hospital England (ingiriska) ayaa hada kahowlsha Gutaale Modren...
17/05/2025

Drs. Maryan ali farax oo ka socota Northampton fertility hospital England (ingiriska) ayaa hada kahowlsha Gutaale Modren hospital qardho kuna taqaqustay xanunada kena dhalmo la’aanta dumarka iyo dhaman xanunada dumarka

Address

Qardho_ Near Masjid Nor
Qardho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gutaale Modern Hospital Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share