19/04/2026
Dhamaan umada soomaliyeed meelkasta joogtaan, Ku soo dhawaada Bursa, Turkiye 🇹🇷, gaar ahaan Medicabil Hospital. Waxaan si kal iyo laab ah ugu adeegnaa bukaanada caalamiga ah, si gaar ahaana waxaan xiligaan ugu adeegi doona walaalaheen Soomaaliyeed🇸🇴, si ay u helaan daaweyn tayo sare leh oo casri ah. Isbitaalku wuxuu bixiya adeegyo heer sare ah sida lafaha, qalliinka maskaxda iyo qalliinka guud. Haddii aad raadineyso daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, si fudud nala soo xiriir. Mahadsanidin.