Dawo Clinic

Dawo Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dawo Clinic, Obstetrician-gynaecologist, Istanbul Province.

🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙Dhamaan bukaanadeena iyo bulshada waxaan leenahay Ciid Wanaagsan 🤍
19/03/2026

🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙

Dhamaan bukaanadeena iyo bulshada waxaan leenahay Ciid Wanaagsan 🤍

Ramadan Mubarak
17/02/2026

Ramadan Mubarak

Ha sugin waqtigaaga!Hadda nala soo xiriir si aad u bilowdo daaweyntaada.📍 Location: Wadajir Korontada📞 0610999440Dawo Cl...
17/02/2026

Ha sugin waqtigaaga!
Hadda nala soo xiriir si aad u bilowdo daaweyntaada.

📍 Location: Wadajir Korontada
📞 0610999440

Dawo Clinic – Daryeelka Caafimaadka Hooyada & Dhalmada

📍 Nala soo xiriir: +252 610 999 440📌 Goobta: Wadajir – Korontada          🌷
13/02/2026

📍 Nala soo xiriir: +252 610 999 440
📌 Goobta: Wadajir – Korontada

🌷

DAAWEYNTA CUDURADA DHALMO LA’AANTAMa ka cabanaysaa uur la’aan?Ha quusan! Rajadu way jirtaa 💕✅ Baadhis casri ah✅ La-talin...
13/02/2026

DAAWEYNTA CUDURADA DHALMO LA’AANTA

Ma ka cabanaysaa uur la’aan?
Ha quusan! Rajadu way jirtaa 💕

✅ Baadhis casri ah
✅ La-talin & daryeel joogto ah
✅ Kumbuterka uur ku jirta – 7 maalmood BILAASH ah!

Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah maanta!
Guusha bukaanadeena waa farxaddeena 🤍👶

📍 Nala soo xiriir: +252 610 999 440
📌 Goobta: Wadajir – Korontada

🌷

DAWO Clinic waxay bixisaa baaritaanka kombuyuutarka haweenka (Ultrasound) oo lacag-la’aan ah.” kala so xirir 061099440
02/02/2026

DAWO Clinic waxay bixisaa baaritaanka kombuyuutarka haweenka (Ultrasound) oo lacag-la’aan ah.” kala so xirir 061099440

31/01/2026

Ka digtoonow oo si joogto ah ula soco cadaadiska dhiigga si aad u hesho uur caafimaad qaba.” wac 0610999440

24/01/2026

cayilku (obesity) wuxuu saameeyaa taranka (fertility-ga) haweenka iyo ragga kal xirir hospital ka wac:0610999440

Address

Istanbul Province

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawo Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dawo Clinic:

Shortcuts

Share