Caafimaadka baahi

Caafimaadka baahi AKHRISTA YAASHA SHARAFTA LEH WAXAY HAL KAN KA DAALACAN KARAAN BARNAAMIJYO
QUSEEYA CAAFIMAADKA ,HA K

01/07/2026

Weli ma maqashay hoormoonka walaaca

Fahan sheekada
03/07/2021

Fahan sheekada

30/10/2020
30/10/2020

Dambarka
—————

Dambarku waa caanaha ugu horreeya ee ka soo dhiiqa naaska hooyo macaan marka ay umusho ka dib. Beni adamk iyo lo’da caana hooda waa adayg oo is jiidjiid ah waana jaalle.

Caanaha dambarka waxaa ku jira nafaqo sare , borotiinada difaaca cudurada iyo wax yaroo dux ah, cuntada kaarbohaydareedka, fiitamiino. Ilamaha yar ee dhashay malaha dheefshiid awood u leh in uu shiido dufanka.
Caanaha dambarka ayaa nafaqa ugu filan caruurta haddii sida ay tahay loo siiyo sidaa darteed waxaa haboon in marka uu dhasho ilmuhu lagu bilaabo caanaha naaska ilaa lixda bilood ee ugu horreeysa oo haba yaraatee aan waxba lala wadaajin.
Caanaha dambarku waxa ay ka caawiyaan ilmaha dhashay in uu saxaroodo malka calooshiisa ku jira, waxa ay safeeyaan maadada bilirubiinta taas oo keeni karts haddii ay jirka ku ururto cagaarshow, unugyada cascas ee dhintay markii ilmuhu dhalanaayey,

Borotiinada difaaca ee loo yaqaan IgA waxa ay ilaashaan oo khatarta ka ilaaliyaan xuub dahaareedka hunguriga, sambabada,iyo xiidmaha ama midhicirada ee cunuga ama cunugta.
Unugyada cascas aad ayey u badan yihiin waxa ayna ka hor tagaan halista fayrasyada iyo
Bakteeriyooyinka.

Reference: ScienceDaily:

23/09/2020
Xasaasiyada ama sanboorka calaamadihiisa.Indhaha oo guduud noqda cuncunna eyeshadow.Indhaha oo ilinyeesha Hindhiso Cabur...
31/08/2020

Xasaasiyada ama sanboorka calaamadihiisa.
Indhaha oo guduud noqda cuncunna eyeshadow.
Indhaha oo ilinyeesha
Hindhiso
Cabur
Sanka oo hoor ama duuf kaa yimaado
Dhuunta oo cuncun yeelata reerxanyo
Dhegaha oo cuncun yeesha
Qufac
Qofka oo aan raaxo dareemin

31/08/2020

Rhinitis, which occurs most commonly as allergic rhinitis, is an inflammation of the nasal membranes that is characterized by sneezing, nasal congestion, nasal itching, and rhinorrhea, in any combination.[1] Although allergic rhinitis itself is not life-threatening (unless accompanied by severe asthma or anaphylaxis), morbidity from the condition can be significant.

Address

Kampala

Telephone

+256793728091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafimaadka baahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Caafimaadka baahi:

Shortcuts

Share

Category