Dalsoor Somali Tv

Dalsoor Somali Tv Dalsoor Somali Tv Waa War-baaahin Dhexdhexaad ah Kuna Shaqeysa (Run & Tixraac) Fadlan Booqo Baraheena Bulshadda Kale.

Dalsoor Somali TV is an impartial media outlet guided by (truth and reliable sources) Please visit our other social media platforms.

09/09/2026

Cidkasta oo Hub haysata waa argagixiso, Dowladda kaliya ayaa haysan Karta Hubka."
Wasiir C/fataax Qaasim

09/09/2026

Xil. Maalik Cabdala "Xildhibaanada Mooshinka Ma ahayn inaad ka laabataan."

DEG DEG: Wararkii ugu Danbeeyay Xiisada Bayhdhabo & Fariinta Garabka Daraawiishta Lafta Gareen...
07/09/2026

DEG DEG: Wararkii ugu Danbeeyay Xiisada Bayhdhabo & Fariinta Garabka Daraawiishta Lafta Gareen...

Dalsoor Somali Tv Waa War-baaahin Dhexdhexaad ah Kuna Shaqeysa (Run...

07/09/2026

Senator Saciid " Macalin Mahdi Kurisigayga Maqaadan Karo, Galmudug hormarkeda ayan ka shaqeenaynaa."

07/09/2026

Xil. Maxamed Xeyle "Hay'ada Duulista Rayidka ma ahan Hay'da Soomaaliyeed Reer ayaa Iskaleh."

05/09/2026

DDowladda Ma Duqeynin Taliye SHub, Anaga AS Kaliya ayaan Weerarnaa."

Wasiir C/fataax

05/09/2026

Xildhibaan Jeesow " Dowladda Turkiga Jawaab Haka Bixiso Weerarka Taliye Shub"

05/09/2026

DEG DEG: Sen. Muuse Suudi oo Inkiray Duqeyntii taliye Shub.

04/09/2026

Weerarkii lagu qaaday Taliye Shub iyo Qaabkii uu u Dhacay.

WAR-SAXAAFADEEDMuqdisho, 4, September, 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa dhacdadii ka dhacd...
04/09/2026

WAR-SAXAAFADEED

Muqdisho, 4, September, 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo ka dhacday guri ku yaalla degmadaas.

Dowladdu waxay cadaynaysaa inaysan wax lug ah ku lahayn dhacdadaasi, iyadoo xogaha horudhaca ah ee ay heleen hay’adaha amniga muujinayaan in Qaraxyadu ay ka dhasheen waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga.

Dowladdu waxayna si degdeg ah u ma
gacaabi doontaa guddi xaqiiqo-raadin ah oo baaritaan dhab ah oo dhammaystiran ku sameeya dhacdada, ujeeddadii laga lahaa iyo cidda ka dambaysay.

Degmada Doolow waxay ka mid tahay deegaannada muhiimka u ah amniga iyo isku-socodka gobolka Gedo. Sidaas darteed, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mudnaan gaar ah siinaysaa ilaalinta xasilloonida degmada iyo badqabka shacabka ku nool.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka digeysaa in aan lagu kadsoomin wararka been abuurka ah ee ka hordhacaya baaritaanka, kuwaas oo loogu talo galay in lagu jahwareeriyo shacabka Soomaaliyeed, waxayna caddeynaysaa in natiijada baaritaanka lala wadaagi doono shacabka marka uu soo dhammaado.

Address

United Kingdom
Wallington

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsoor Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Featured

Share