Dar Al-Shifa Hospital Badhan

Call Directions

Dar Al-Shifa Hospital Badhan cheap drugs and good quality of lab 24 hours service

OGAYSIIS OGAYSIIS ...........Waxa la ogeysiinayaa dadweynaha magaalada BADHAN  iyo nawaaxigeeda in cusbitaalka  daaral s...
02/09/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS ...........

Waxa la ogeysiinayaa dadweynaha magaalada BADHAN iyo nawaaxigeeda in cusbitaalka daaral shifa hospital badhsn ** uu ka hawl geli doono *Dr Mohamed Aw Xaashi* oo ah doctor sita takhasuska sare ee xanuunada ku dhaca maqaarka, cidiyaha iyo timaha ee dhamaan dadka waaweyn iyo caruurta ba .

Doctorku wuxuu shaqada bilaabi doonaa *4 ilaa 8 September 2026 .

Wuxuuna joogi doonaa muddo aad u kooban.

Saacadaha shaqada : 8am ilaa 8pm

Xanuunada lagaa dawayn doono waxa ka mid ah :
👉Canbaarta
👉Haaraha
👉Xasaasiyada maqaarka,
👉Caaradda iyo Bar bararka jidhka iyo wejiga .
👉Baraska
👉Infekshionka ku dhaca maqaarka.
👉Ka soo baxa maqaarka
👉infeksionada galmada layskugu gudbiyaba
👉Canbaar cad ka
👉Cascasaanka iyo dhiigroorka wejiga
👉Madmadawga wejiga
👉Ka soo baxa jidhka iyo dhuluxa .
👉Qalaylka jidhka
👉Fin doobka
👉Isnidaamiska
👉Toxobta madaxa
👉Fiixaha maqaarka
👉Ka soo baxa jidhka
👉Diir dhacsiga jidhka .
👉Timo daadashada , timo jajabka I.W.M
👉Xanuunada ku dhaca cidiyaha sida midabka oo is bedela , iyagoo jajaba ama qaabkoodu is bedelo.
👉Is cuncunka jidhkoo dhan .

Is diiwaangelintu waxa ay ka socotaa hospitalka

Nagala soo xidhiidha numberada
Tell. 252907600472
Tell +252 906 418 007@

Ma la'dhibantahay xasaasiyad, finan, ama dhibaato dhanka timaha ah? 🤔Xalkii wuu kuu yimid! 🔥​Dr. Mohamed Aw-Hashi ayaa k...
31/08/2026

Ma la'dhibantahay xasaasiyad, finan, ama dhibaato dhanka timaha ah? 🤔
Xalkii wuu kuu yimid! 🔥
​Dr. Mohamed Aw-Hashi ayaa kaaga howl gelaya Dar Al-Shifa Hospital Badhan isaga oo kuu joogaya mudo yar oo kooban magaalada Badhan. 🏥
Maalinta: 4-ta September.
​Adeegyada:
✅ Finanka & Xasaasiyada
✅ Daryeelka Timaha & Cidiyaha
✅ Cudurada Galmada
​Fadlan la xidhiidh: 📞 907600472 si aad ballan u qabsato.

Badhan, dhiig A+ ah, degdeg ayaa looga baahan yahay dar al shifa  badhan emergen waye dhiiga fadlan badbaadi bukaanka
29/08/2026

Badhan, dhiig A+ ah, degdeg ayaa looga baahan yahay dar al shifa badhan emergen waye dhiiga fadlan badbaadi bukaanka

06/08/2026
Ogaysis Ogaysis Ogaysis Maamulka iyo shaqaalaha Dar Al-Shifa Hospital Badhan waxay dhammaan Bulshada ku xidhan ugu hamba...
24/02/2026

Ogaysis Ogaysis Ogaysis

Maamulka iyo shaqaalaha Dar Al-Shifa Hospital Badhan waxay dhammaan Bulshada ku xidhan ugu hambalyeynayaan Bisha barakaysan ee Ramadaanta
​ in daryeel caafimaad oo dhammaystiran aad ka heli doontaan dhakhaatiirta kala ah:

​👨‍⚕️ Dr. Issa Ahmed Tajir
👨‍⚕️ Dr. Abdalla Ahmed Jibril
​⏰ Jadwalka Qaabilaadda Bukaanada (OPD):
​Dhakhaatiirtu waxay idiin diyaar yihiin xilliyadan:
​☀️ Galinka H**e: 9:00 AM ilaa 1:00 PM
​🌙 Bacda Afurka: 8:00 PM ilaa 11:00 PM

​🚨 Adeegyada Joogtada Ah (24/7):
​Dhammaan adeegyada kale ee muhiimka ah ee cusbitaalku waxay u shaqaynayaan sidii caadiga ahayd 24 saac oo xiriir ah:

​✅ Gurmadka Degdega ah (Emergency)
​✅ Shaybaarka (laboratory)
​✅ Farmashiyaha (Pharmacy)
​✅ Qaybta Jiifka (Inpatient)

​"Daryeelkaaga waa hadafkayaga, xilli kasta iyo saacad kasta."

07/01/2026

BADHAN ||Adeegan Samafalka ah oo ay ku deeqday hayada African Releif fund ayna ka faaidaysan doonaan ku dhawaad 100 qof oo qaliin Indhaha ah iyada 50 kii u horeeyay maanta loo sameyay qaliinkaas indha ah , wajiga 2aad ayaa ka socda Hospital Darul_shifa _Badhan

06/01/2026
Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan   qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya d...
31/12/2025

Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan
qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya dr mahamed abdulahi [dr kooshin]

31/12/2025

Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya dr mahamed abdulahi [dr kooshin]
waxan ka warbixiyay dr kooshin iyo qaarkamida bukanada qalinka loosamayay

Address

Badhan Sanaag Somaliyya
Badhan
SOMALIYA

Telephone

+252907894092

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dar Al-Shifa Hospital Badhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Nearby clinics