Alshabia Polyclinic Center

Alshabia Polyclinic Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alshabia Polyclinic Center, Medical and health, KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA, Baidoa.
(1)

بكل معاني الفرح والسرور، نتقدم بخالص التهاني وأطيب الأمنيات إلى د.عبد الرشيد عبد الله بمناسبة زواجه المبارك، داعين الله ...
23/07/2026

بكل معاني الفرح والسرور، نتقدم بخالص التهاني وأطيب الأمنيات إلى د.عبد الرشيد عبد الله بمناسبة زواجه المبارك، داعين الله عز وجل أن يكتب لهما حياةً مليئةً بالمحبة والسكينة والتوفيق، وأن يجعل أيامهما كلها خيرًا وبركة.

ألف مبارك، وبارك الله لكما، وبارك عليكما، وجمع بينكما في خير

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaaliga ah.Ugu dambayn waxaan idiin keenay Collagen Powder-kii USA 🇺🇸 ee ay dad ...
17/07/2026

Jimco Wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaaliga ah.

Ugu dambayn waxaan idiin keenay Collagen Powder-kii USA 🇺🇸 ee ay dad badan sugayeen.

✅ Wuxuu taageeraa caafimaadka maqaarka, timaha, cidiyaha, lafaha & kala-goysyada.

Tiro kooban ayaa la heli karaa
💲 Qiimaha: $25

📍 AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER
Xafadda Isha – Kilo Sabca.

📞 0618414130

10/07/2026
MAGNESIUM 4 in 1 GLYCINATE+ ayaa hadda laga helayaa AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER.✅ Waxay taageertaa murqaha iyo lafaha✅ W...
28/06/2026

MAGNESIUM 4 in 1 GLYCINATE+ ayaa hadda laga helayaa AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER.

✅ Waxay taageertaa murqaha iyo lafaha
✅ Waxay ka caawisaa hurdada iyo nasashada
✅ Waxay yareyn kartaa daalka iyo murqo-qabashada (cramps)
✅ Waxay taageertaa caafimaadka neerfayaasha iyo wadnaha.

📍 Goobta: Baidoa, Somalia – Village Isha
📞 Dalbo ama nala soo xiriir: 61 8414130 618414130

AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER
Your Health Is Our Priority.

🌙 Xusuusin WanaagsanMacaamiisheena qaaliga ah, bari waa maalinta Caashuuraa waana maalin fadli badan oo ka mid ah bisha ...
24/06/2026

🌙 Xusuusin Wanaagsan

Macaamiisheena qaaliga ah, bari waa maalinta Caashuuraa waana maalin fadli badan oo ka mid ah bisha Muxarram 10 keeda.

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
"Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Alle ka rajaynayaa inuu ku dhaafo dambiyada sannadkii ka horreeyay."

🤲 Ka faa'iidayso maalintan barakaysan adigoo soomaya, ducaysanaya, una dhowaanaya Alle.

AL-SHABIA POLYCLINIC CENTER 📍 Baidoa, Somalia – Kilo Sab 📞 61 8414130
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasheenna suuban. Aamiin.🤲🙏💯

OGEYSIIS CUSUB – NIGHT CALM OO NA SOO GAARAY MANTA.📢 Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa war aad muddo dhee...
19/06/2026

OGEYSIIS CUSUB – NIGHT CALM OO NA SOO GAARAY MANTA.

📢 Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa war aad muddo dheer wada sugeyseen.

Night Calm (Eszopiclone) 1 mg, 2 mg & 3 mg hadda wuxuu si rasmi ah uga helaysaan... ALSHABIA POLYCLINIC CENTER.

😴 Haddii aad la dhibtoonayso:
✅ Hurdo la'aan (Insomnia)
✅ Hurdo googo'an
✅ Inaad habeenkii soo jeeddo badan
✅ Daal iyo hurdo aan kugu filnayn
Night Calm waa daawo si weyn loogu isticmaalo caawinta hurdada, si aad u hesho hurdo deggan oo aad subaxdii ugu toosto adigoo firfircoon.

📍 Waxaa laga helayaa: ALSHABIA POLYCLINIC CENTER Baidoa, Somalia Isha Village – Waddada Kiilo Sabca
📞 Nala soo xiriir: 0618414130

Hurdo wanaagsan waxay ka bilaabataa daryeel sax ah. Kusoo dhowaada ALSHABIA POLYCLINIC CENTER.

🌙 Sanad Cusub oo Hijri ah 1448H oo Wanaagsan.Macaamiisheena qaaliga ah, maamulka iyo shaqaalaha ALSHABIA POLYCLINIC CENT...
15/06/2026

🌙 Sanad Cusub oo Hijri ah 1448H oo Wanaagsan.

Macaamiisheena qaaliga ah, maamulka iyo shaqaalaha ALSHABIA POLYCLINIC CENTER waxay idiin rajeynayaan sanad cusub oo ay ka buuxaan caafimaad, farxad, barwaaqo iyo guulo badan.

Waxaan idiinka mahadcelineynaa kalsoonida aad nagu qabtaan, waxaana rajeyneynaa inaan sii wadno idinla shaqeynta iyo adeegidda caafimaad ee ugu wanaagsan.

Alle ha inaga dhigo sanadkan mid kheyr, nabad iyo barako leh.

📍 Kilo Sab, Baydhabo – Somalia
📞 0618414130

كل عام وأنتم بخير. 🎊💯🙏

🦷Ma doonaysaa ilko nadiif ah, neef udgoon, iyo daryeel afka oo casri ah? 🦷Waxaan idiin keenay SADOER Probiotic Toothpast...
14/06/2026

🦷Ma doonaysaa ilko nadiif ah, neef udgoon, iyo daryeel afka oo casri ah? 🦷

Waxaan idiin keenay SADOER Probiotic Toothpaste Tablets – kiniinno cusub oo isku dara caday iyo mouthwash hal mar, si ay kuu siiyaan nadaafad iyo raaxo buuxda.

✅ Nadiifiya ilkaha si qoto dheer
✅ Ka hortaga urta afka
✅ Yareeya plaque-ka iyo wasakhda ilkaha
✅ Siiya neef cusub oo udgoon maalinta oo dhan
✅ Fudud in la isticmaalo meel kasta oo aad joogto
✅ Ku habboon safarka, shaqada iyo gurigaba.

📌 Fiiro Gaar Ah: Alaabtan waa la tijaabiyey, tayadeeduna waa mid aad u sarreysa. Macaamiil badan ayaa ku qancay natiijadeeda, MashaAllah. 💯

📍 Ka hel hadda ALSHABIA POLYCLINIC CENTER
📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: 0618414130

🦷 Caafimaadka afkaagu waa furaha dhoolla-caddeyn qurux badan iyo kalsooni buuxda.

Ha seegin fursaddan – maanta bilow daryeel af oo ka duwan kii h**e.

📢 Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis.Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin ogeysiineynaa in maanta na soo gaaray dal...
12/06/2026

📢 Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis.

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin ogeysiineynaa in maanta na soo gaaray dalabyo badan oo aad muddo dheer wada sugeyseen. Waxaa jira agabyo iyo daawooyin kala duwan oo aad u baahneyd.

Fadlan soo booqda ALSHABIA POLYCLINIC CENTRE ama nala soo xiriira: 0618414130.

Ku soo dhowaada adeeg hufan iyo tayo lagu kalsoon yahay.

Address

KIILO SABCA XAFADA ISHA BAYDHABO SOOMAALIYA
Baidoa
252

Telephone

+252618414130

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alshabia Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share