Bushra Hospital

Bushra Hospital Visit us-live a long and healthy life. BUSHRA HOSPITAL

Jimco wanaagsan Bushra Hospital
17/09/2026

Jimco wanaagsan

Bushra Hospital

Dhakhtarka Haweenka iyo Dhalmada Osterics & Cynecologist Dr. Axmed Khazem
16/09/2026

Dhakhtarka Haweenka iyo Dhalmada Osterics & Cynecologist Dr. Axmed Khazem

15/09/2026

️Adna Ogow Saxiibkaagana / Saaxiibtaadana u sheeg in Bushra Hospital uu free ( bilaash) idinkaga dhigay ilko dhagista muddo bil ah.

Ka faa'ideysta inta lagu gida jiro muddadan bilaashta ah

Bushra Hospital waxaa kuu diyaar ah dhakhaatiir khibrad u leh takhasuskooda.

Nagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daawo tayeysan iyo Daryeel Caafimaad.

Wixii faahfaahin wac:
0612440055
0612440066

Your Cigna Healthcare card is excepted in Bushra HospitalBushra Hospital waxaa kuu diyaar ah dhakhaatiir khibrad u leh t...
14/09/2026

Your Cigna Healthcare card is excepted in Bushra Hospital

Bushra Hospital waxaa kuu diyaar ah dhakhaatiir khibrad u leh takhasuskooda.

Nagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daawo tayeysan iyo Daryeel Caafimaad.

Wixii faahfaahin wac:
0612440055
0612440066

"Dhoolacadeyntaada waxey hadashaa ka hor inta aadan hadlin".Sii Dhoolacadeyntaada daryeel ay mudan tahay Oo booqo Bushra...
13/09/2026

"Dhoolacadeyntaada waxey hadashaa ka hor inta aadan hadlin".

Sii Dhoolacadeyntaada daryeel ay mudan tahay
Oo booqo Bushra Hospital si aad u hesho daryeel wanaagsan

11/09/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro!

Dhammaan bulshada ku nool deegaanada koonfurgalbeed gaar ahaan magaalada Baydhabo
Waxaa loogu bishaareynayaa in Bushra Hospital uu free idin kaga dhigey kombiyuutarka uurkujirka maalin walbo oo isniin ah.

Nagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daawo tayeysan iyo Daryeel Caafimaad.

Wixii faahfaahin wac:
0612440055
0612440066

Jimco Wanaagsan
11/09/2026

Jimco Wanaagsan

ILKO DHAQIS FREE AH MUDDO BIL AH!Bishaaro ku socota bulsho weynta ku nool magaalada Baydhabo Waxaa loogu bishaareynayaa ...
10/09/2026

ILKO DHAQIS FREE AH MUDDO BIL AH!

Bishaaro ku socota bulsho weynta ku nool magaalada Baydhabo Waxaa loogu bishaareynayaa in Bushra Hospital uu free idin kaga dhigey ilko dhaqista muddo bil ah.
Ka faa'ideysta fursadan muddada bilka oo uu idin siiyey Bushra Hospital.

Bushra Hospital waxaa kuu diyaar ah dhakhaatiir khibrad u leh takhasuskooda.

Nagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daawo tayeysan iyo Daryeel Caafimaad.

Wixii faahfaahin wac:
0612440055
0612440066

Address

Front At Haldoor Baidoa-Somalia
Baydhabo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bushra Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share