Rafiq Media Pro

Rafiq Media Pro "Professional Photography & Videography in Borama. 📸


"Premium Media Production | Weddings, Events, Commercials, Ducomentary, Droneoperator🛩.

"


🎞️ High-quality photography and videographer. "Your vision, our lens.📸
Capturing your best moments.🎥"

08/06/2026

Shaqo badan kadib Alle ayaa mahada iska leh noo suura gashay inaan Suldaankii Salaadiinta Suldaan Abibakar Elmi Wabar aan kusoo dhawayno Dalkiisii iyo dadkiisii oo jecel.

Rafiq Media Pro

Sawiro :- Suldaanka ugu saamaynta badan Gobolada Galbeedka Suldaan Wabar oo lagu soo dhaweeyay caasimada Gobolka Awdal B...
08/06/2026

Sawiro :- Suldaanka ugu saamaynta badan Gobolada Galbeedka Suldaan Wabar oo lagu soo dhaweeyay caasimada Gobolka Awdal Borama.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Boorama Taalada B T J X oo meel la kala maro yeelan waydy soo dhaweeytii Aayatulaahi Suldaan Wabar.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Suldaanka ugu saamaynta badan Gobolada Galbeedka Suldaan Wabar oo lagu soo dhaweeyay caasimada Gobolka Awdal.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Daawo sida loo soo dhaweeyay Aayatulaahi Suldaan Wabar.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Waan idiin halgamay bad iyo Bari waan wada tagaynaa dhulkeena ilaa Saylac Aayatulaahi Suldaan Wabar.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Suldaanu Salaadiin Suldaan Abibakar Elmi “Wabar” oo hada si lama arag ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Borama.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Dilla oo si wayn loogu soo dhaweeyay Aayatullahi Suldaan Wabar.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

Aayatulaahi Suldaan Abibakar oo hada soo gaadhay Gabilay.

Rafiq Media Pro

08/06/2026

To Borama 🦁

Address

Kasoo Hor Jeedka Dawlada Hoose Ee Borama
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafiq Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rafiq Media Pro:

Share