Caawiye Polyclinic

Caawiye Polyclinic XARUUNTA CAAFIMAADKA EE CAAWIYE POLYCLINIC

HANBALYO SUNDUS H**E U SOCO
21/08/2026

HANBALYO SUNDUS H**E U SOCO

20/08/2026

hanbalyo h**e u soco

05/08/2026

HANBALYO

maamulka iyo shaqaalaha caawiye polyclinicwaxa ay ku leeyihiinHANBALYO
05/08/2026

maamulka iyo shaqaalaha caawiye polyclinic
waxa ay ku leeyihiin
HANBALYO

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalkeyga qaaliga ah Abuukaate Abdirahman Dahir Cabdi (Boolis) oo maanta ku guu...
21/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalkeyga qaaliga ah Abuukaate Abdirahman Dahir Cabdi (Boolis) oo maanta ku guuleystay imtixaankii qareennada Soomaaliyeed, iyadoo natiijadiisuna maanta si rasmi ah loo shaaciyay.

Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad, iyo karti. Waxaan Alle uga baryayaa inuu kuu barakeeyo cilmigaaga, kuu fududeeyo gudashada waajibaadkaaga, kana dhigo qareen u adeega caddaaladda, bulshada, iyo dalka.

Hambalyo mar kale Abuukaate Abdirahman Dahir Cabdi (Boolis). Waxaan kuu rajeynayaa guulo ka sii waaweyn iyo horumar joogto ah.

Guul

SOCODKA JOOGTADA AH WAXAA LAGU CONTROL HERKA SOKORTA
09/07/2026

SOCODKA JOOGTADA AH WAXAA LAGU CONTROL HERKA SOKORTA

socodka iyo jimicsiga  waxa uu muhiim u yahay jiritaanka nolasha
03/07/2026

socodka iyo jimicsiga waxa uu muhiim u yahay jiritaanka nolasha

HANBALYO 26 JUN
25/06/2026

HANBALYO 26 JUN

soonka yoomu cashuuraa
23/06/2026

soonka yoomu cashuuraa

SANAD CUSUB 1448BARWAAQO IYO AMNI ALAH HA I NOOGU DHAMEEYO
16/06/2026

SANAD CUSUB 1448
BARWAAQO IYO AMNI ALAH HA I NOOGU DHAMEEYO

Address

WADAJIR DISTRICT, JAALE SIYAAD Road, EX BARAKAAT
Mogadishu

Telephone

+252615517681

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawiye Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share