Abdinajib Mohamed

Abdinajib Mohamed Medical & Health

ولو كانت الدنيا تدوم لأهلها
لكان رسول الله حيًّا وباقيا
ولكنها تفنى ويفنى نعيمها
وتبقى المعاصي والذنوب كما هيا

Munaasabad Xarig-jarka Xeyseey Polyclinic& PharmacyXalay  degmada Howlwadaag waxaa laguqabtay munaasabadda xarig-jarka X...
18/08/2026

Munaasabad Xarig-jarka Xeyseey Polyclinic
& Pharmacy
Xalay degmada Howlwadaag waxaa lagu
qabtay munaasabadda xarig-jarka Xeyseey
Polyclinic & Pharmacy.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay
marti sharaf ay kamid yihiin Maamulka Degmada Howlwadaag, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka JFS iyo Wasiiro ka tirsan
Xukuumadda JFS.
Hambalyo Xeyseey Polyclinic & Pharmacy.
Waxaan rajaynaynaa inay bulshada u noqoto
xarun caafimaad oo tayo leh.

Mas’uuliyaddu waa astaanta qofka lagu kalsoonaan karo.Qofka mas’uulka ahi wuxuu ilaaliyaa ballankiisa, wuxuu gutaa waaji...
31/07/2026

Mas’uuliyaddu waa astaanta qofka lagu kalsoonaan karo.
Qofka mas’uulka ahi wuxuu ilaaliyaa ballankiisa, wuxuu gutaa waajibaadkiisa, wuxuuna fahmaa in ficilladiisu saameeyaan dadka kale.
Mas’uuliyaddu ma aha culays, waa sharaf iyo kalsooni la kasbado.

Samafalka umada iyo midi guuxaaye
Intaba wankaga mahadcelineyna Suldaanka 5ta Somaaliyeed

31/07/2026

Cambaarta waa la xakameyn karaa—ha u oggolaan inay maqaarkaaga kufaafto cambaarta

゚viralシ

27/07/2026

Daal joogto ah, gariir gacmo iyo lugaha ah xasuusta oo daciif ah? Calaamadahan waxay noqon karaan
゚viralシ

26/07/2026

Maqaar caafimaad qaba wuxuu kordhiyaa kalsoonidaada.
Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo leh
0618022701

゚viralシ

25/07/2026

Kahor intaadan iibsan fitamiin kasta ogow kuwa jirkaagu dhab ahaantii u baahan yahay.

゚viralシ Cali Xaji
Home of Health Services

Cuncun, finan ama baro? Waxaa laga yaabaa inay ka badan yihiin waxaad u malaynayso.0618022701
25/07/2026

Cuncun, finan ama baro? Waxaa laga yaabaa inay ka badan yihiin waxaad u malaynayso.

0618022701

Ma la tacaaleysaa cuncunka jirka ee joogtada ah?Cuncunka badan wuxuu saameyn ku yeelan karaa hurdadaada, shaqadaada iyo ...
25/07/2026

Ma la tacaaleysaa cuncunka jirka ee joogtada ah?

Cuncunka badan wuxuu saameyn ku yeelan karaa hurdadaada, shaqadaada iyo nolol maalmeedkaaga.
Ha u oggolaan inuu sii bato adigoon helin baaritaan iyo daaweyn sax ah

📍 Goobta: isgooska dabka

📞 La xiriir: 61 8022701

Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto. 💚

Nabaro yaryar oo ka soo baxay madaxa xubinta taranka? Ha argagixin—mar walba ma aha cudur galmada lagu kala qaado!Pearly...
25/07/2026

Nabaro yaryar oo ka soo baxay madaxa xubinta taranka? Ha argagixin—mar walba ma aha cudur galmada lagu kala qaado!

Pearly Pe**le Papules (PPP) waa burooyin yaryar oo siman, caddaan ama casaan khafiif ah, kuwaas oo ka soo baxa hareeraha madaxa xubinta taranka ragga.

✅ Waa xaalad caadi ah oo rag badan ku dhacda.
✅ Ma aha cudur galmada lagu kala qaado (STD/STI).
✅ Ma faafaan mana lagu kala qaado galmo.
✅ Ma aha kansar mana aha wax khatar ah.

Waxaa lagu qiyaasaa inay ku dhacaan qiyaastii 8% ilaa 48% ragga.

Badanaa wax daaweyn ah uma baahna. Haddii ay la socdaan xanuun, cuncun, dhiig-bax, ama aad ka shakisan tahay inay yihiin cudur kale, la xiriir dhakhtar si laguu baaro.
0618022701

Jimco Wanaagsan 🤲Alle ha inaga dhigo kuwa salaadda Jimcaha ka faa’iideysta, ducadoodana la aqbalo.Ilaahay ha ina siiyo c...
23/07/2026

Jimco Wanaagsan 🤲

Alle ha inaga dhigo kuwa salaadda Jimcaha ka faa’iideysta, ducadoodana la aqbalo.

Ilaahay ha ina siiyo caafimaad, nabad, rizqi xalaal ah, qalbi deggan, dambigeennana ha inoo dhaafo.

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ

Address

Makah Almukarramah
Mogadishu
6990

Telephone

+256788821532

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinajib Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdinajib Mohamed:

Shortcuts

Share