New Generation International School

New Generation International School New Generation International School waa Iskuul isugu jiro waxbarasho, diini, boarding iyo xanaano.

Ma jeceshahay inaad qayb ka noqoto New Generation International School? fursad dahabi ah ayaa kuu furan! Ka jawaab su'aa...
03/05/2026

Ma jeceshahay inaad qayb ka noqoto New Generation International School? fursad dahabi ah ayaa kuu furan! Ka jawaab su'aasha sawirka ka muuqata, waxaana suurtagal ah inaad ku guuleysato mid ka mid ah abaalmarinadan:
​✅ Diiwaangelin Bilaash ah
✅ Imtixaan Tijaabo ah oo Bilaash ah
✅ Qiimo dhimis 25% ah
​📝 SIDEE REE LOO KA QAYB QAATAA? (SHURUUDAHA)
​Si aad nasiibkaaga u tijaabiso, raac tillaabooyinkan fudud:
​Jawaabta saxda ah ku qor qaybta faallooyinka (Comments).
​Follow dheh boggayaga si aad ula socoto natiijada.
​Like saar sawirkan.
​Mention/Mention garey 2 saaxiibadaa ah oo jecel waxbarasho tayo leh.
​Ku dar lambarkaaga telifoonka jawaabtaada agteeda, si aan kuula soo xiriirno haddii aad guuleysato.
​🎯 SU'AASHU WAA:
​"Sanadkee la aas-aasay School-ka NEW GENERATION?"
​Nasiib wacan dhammaan ka qayb-galayaasha! Ha moogaan fursadan lagu horumarinayo mustaqbalka ubadkaaga.
​📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir:
+252 61 3797373 | +252 61 7222555

"Mustaqbalka halkan ayuu ka bilaabmaa! 🚀"​Ku soo dhawaada bandhigga ICT Class 6 Overview oo uu noo soo jeedin doono Abuu...
28/04/2026

"Mustaqbalka halkan ayuu ka bilaabmaa! 🚀"
​Ku soo dhawaada bandhigga ICT Class 6 Overview oo uu noo soo jeedin doono Abuukar Abdi Nur Shiikh. Waxaan diiradda saari doonnaa sidii ardayda loogu diyaarin lahaa xirfadaha qarniga 21-aad.
​✅ Waqtiga: April 21, 2026 | 10:30 AM
✅ Goobta: New Generation International School
📞 Contact: +252613797373
​Ku soo dhawaada gacmo furan iyo aqoon tayo leh!

26/04/2026

"Mustaqbalka halkan ayuu ka bilaabmaa! 🚀"
​Ku soo dhawaada bandhigga ICT Class 6 Overview oo uu noo soo jeedin doono Abuukar Abdi Nur Shiikh. Waxaan diiradda saari doonnaa sidii ardayda loogu diyaarin lahaa xirfadaha qarniga 21-aad.
​✅ Waqtiga: April 25, 2026 | 10:30 AM
✅ Goobta: New Generation International School
📞 Contact: 61 3797373
​Ku soo dhawaada gacmo furan iyo aqoon tayo leh!

"Aqoontu waa iftiinka nolosha, barashada tignoolajiyaduna waa furaha guusha ee qarnigan!"​Waxaan ku faraxsanahay inaan i...
19/04/2026

"Aqoontu waa iftiinka nolosha, barashada tignoolajiyaduna waa furaha guusha ee qarnigan!"
​Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno kulan cilmiyeed gaar ah oo ku saabsan maaddada ICT ee Fasalka 6-aad. Kulankan wuxuu muhiim u yahay in ardaydu fahmaan aasaaska tignoolajiyada iyo sida ay qayb uga tahay nolosheena maalinlaha ah.
​Mowduuca: ICT Class 6 Overview
​Soo jeediye: Abuukar Abdi Nur Shiikh
​Goobta: New Generation International School
​Taariikhda: 21-ka April, 2026
​Saacadda: 10:30 subaxnimo

Hambalyo 12-ka Abriil​Maamulka iyo macallimiinta New Generation International School waxay hambalyo diirran u dirayaan C...
11/04/2026

Hambalyo 12-ka Abriil
​Maamulka iyo macallimiinta New Generation International School waxay hambalyo diirran u dirayaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda sanad-guurada aas-aaskooda darteed.
​Waxaan ku faanaynaa geesiyaasha u taagan difaaca dalkeenna iyo calankeenna.
​Guul iyo Gobanimo! 🇸🇴

DABAL-DEG IYO FURSAD DAHABI AH! 🎊New Generation International School waxay ugu bishaaraynaysaa dhammaan waalidiinta Soom...
30/03/2026

DABAL-DEG IYO FURSAD DAHABI AH! 🎊

New Generation International School waxay ugu bishaaraynaysaa dhammaan waalidiinta Soomaaliyeed fursad aan horey loo arag. Si aan u dhiirigelino aqoonta ubadkaaga, waxaan idiin diyaarinay:

✅ 25% Qiimo Dhimis ah (Discount).
✅ Diiwaangelin BILAASH ah (Free Registration).

Ha u ogolaan fursaddan inay ku dhaafto, ubadkaaga u dooro waxbarashada ugu tayada sarreeya Mogadishu.

📞 Nala soo xiriir: +252617222555 / +252613797373
📍 Location: Hodan, KPP, Mogadishu.

"War farxad leh ayaa ku soo socda dhammaan bahda New Generation! Diyaar ma u tihiin?"
29/03/2026

"War farxad leh ayaa ku soo socda dhammaan bahda New Generation! Diyaar ma u tihiin?"

Jumco WanaagsanBarako • Naxariis • Farxad
26/03/2026

Jumco Wanaagsan
Barako • Naxariis • Farxad

🌟 fursad Waxbarasho oo Tayo Leh! 🌟Ma raadinaysaa iskuul isku dhex riday aqoonta maadiga ah iyo barashada diinta islaamka...
26/03/2026

🌟 fursad Waxbarasho oo Tayo Leh! 🌟
Ma raadinaysaa iskuul isku dhex riday aqoonta maadiga ah iyo barashada diinta islaamka? New Generation International School waa dookhaaga koowaad!

Waxaan ardayda u diyaarinay manhaj dhamaystiran iyo deegaan waxbarasho oo ku habboon koritaanka aqooneed iyo midka akhlaaqeed ee ilmahaaga.

📚 Maxaan Bixinaa?
Waxaan bixinaa adeegyo waxbarasho oo kala duwan oo ay ka mid yihiin:

Xifdinta Quraanka Kariimka: Si heer sare ah loo barayo ardayda.

Hingaada iyo Far-barashada: Aasaaska qoraalka iyo akhriska.

Xanaanada Caruurta (Kindergarten): Daryeel iyo waxbarasho xiiso leh.

Iskuulka Nidaamiga ah: Hoose, Dhexe, iyo Sare.

Qeybta Jiifka (Boarding): Deegaan ammaan ah oo loogu talagalay ardayda jiifka ah.

Diyaarinta ilmaha: Iyadoo loo eegayo da’dooda iyo aqoontooda.

🎁 Maxaa Nooga Gaar Ah?
✅ Diiwaangelin Bilaash ah (Free Registration)!
✅ 25% Qiimo Dhimis ah (Discount)!

📍 Goobta: Hodan, KPP, Mogadishu, Somalia.
📞 Wixii Faahfaahin ah kala xiriir: +252 617 222 555 ama +252 613 797 373

New Generation International School: Aqoonta Maadi iyo Diini ah!

Ogeysiis Muhiim Ah​Maamulka Dugsiga New Generation International School wuxuu dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo hawl-wa...
22/03/2026

Ogeysiis Muhiim Ah
​Maamulka Dugsiga New Generation International School
wuxuu dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo hawl-wadeennada iskuulka ku wargelinayaa in dugsigu dib u furmi doono, laguna soo laaban doono fasallada maalinta Isniinta, oo ku beegan 23-ka March 2026, haddii Alle idmo.
​Waxaan ka codsanaynaa dhammaan ardayda inay dhowraan wakhtiga loogu talagalay soo laabashada.
​Mahadsanidiin. 🤝

Address

Hodan, KPP
Mogadishu
252

Telephone

+252613797373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Generation International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to New Generation International School:

Share