30/10/2026
UBAD Clinic – Integrated Newborn & Pediatric Care
Caafimaadka ilmaha maanta waa mustaqbalka wanaagsan ee berri. 💙💚
ADEEGYADA DHAAQTARKA CARRUURTA (PEDIATRIC SERVICES)
UBAD Clinic waxay bixisaa adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo loogu talagalay dhallaanka, carruurta iyo dhallinyarada, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
1. Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada guud ee carruurta.
2. Daryeelka dhallaanka cusub (Newborn Care).
3. Daryeelka dhallaanka dhiciska ah iyo kuwa u baahan daryeel gaar ah.
4. La socodka koritaanka iyo horumarka ilmaha.
5. Tallaalka carruurta iyo ka hortagga cudurrada.
6. Baaritaanka iyo daaweynta nafaqo-xumada.
7. Daryeelka cudurrada neef-mareenka iyo dheefshiidka.
8. Daaweynta caabuqyada carruurta.
9. Talo-bixinta naas-nuujinta iyo nafaqada ilmaha.
10. Baaritaanka iyo la socodka cudurrada daba-dheeraada.
11. Wacyigelinta iyo talooyinka caafimaadka waalidiinta.
12. Daryeelka caafimaadka dhallinyarada (Adolescent Health).