Dr.Ali Osman

Dr.Ali Osman Dhakhtarka Cudurada Haweenka & Qaliimadooda kuwa leysarka eh

Waa muhiim inaad la tashato dhaqtarkaaga si aad ula socoto xaaladaada caafimaad, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliima...
09/06/2026

Waa muhiim inaad la tashato dhaqtarkaaga si aad ula socoto xaaladaada caafimaad, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda.

07/06/2026

Waa maxay PCOS ? Maxaa sababa, maxay yihiin calaamadaha lagu garto, sideese loo ogaadaa loona daweeyaa?

Daweynta iyo sixidda qaladaadka ku yimaada hormoonnada dumarka waxay ka caawisaa hagaajinta caadada, taranka, iyo caafim...
07/06/2026

Daweynta iyo sixidda qaladaadka ku yimaada hormoonnada dumarka waxay ka caawisaa hagaajinta caadada, taranka, iyo caafimaadka guud. La tasho dhaqtarka haweenka & qaliimadooda si loo ogaado sababta loona helo daaweyn ku habboon.

03/06/2026

Waxaa isbitaalka igu soo booqatay hooyo laba bilood uur leh, taasoo soo sameysay ultrasound oona loo sheegay in uurkeedu uu yahay Blighted O**m.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐ŠDhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„...
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


26/05/2026

Ma leedahay uur 9 bilood ah, mana isbadalaan bilihii aad qiyaasta u heysatay markasta oo aad computer lagu saaro?

La kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda  .     si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habboon.
23/05/2026

La kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda . si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habboon.

Sixidda iyo hagaajinta hormoonada haweenka, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda si aad u hesho daryeel caafimaa...
20/05/2026

Sixidda iyo hagaajinta hormoonada haweenka, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhammaystiran kuna habboon baahiyahaaga.

18/05/2026

Da'daadu maka weyntahay 30 sano, mana lagu qaba 4sano iyo wax ka badan, Muqalkan adiga ayuu kugu saabsan yahayโ€”nala daawo ilaa dhammaadka.

Daaweyn sax ah iyo la tashiga dhaqtarka waa muhiim si looga bogsado infection-ka dumarka, Raac talooyinka caafimaad si a...
18/05/2026

Daaweyn sax ah iyo la tashiga dhaqtarka waa muhiim si looga bogsado infection-ka dumarka, Raac talooyinka caafimaad si aad uga hortagto inuu mar kale soo laabto.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ali Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category