Private Walk-In Clinic

Private Walk-In Clinic Private Walk-in Clinic provides a range of private healthcare services to self-paying patients.

Musculo-Skeletal Ultrasound (MSK) Experiencing joint pain, swelling, or a sports injury? Our MSK ultrasound scan helps a...
08/06/2026

Musculo-Skeletal Ultrasound (MSK)
Experiencing joint pain, swelling, or a sports injury? Our MSK ultrasound scan helps assess muscles, tendons, ligaments, and joints with safe, non-invasive imaging.
βœ” Hips, Thigh, Knee, Ankle & Feet
βœ” Head, Scalp, Face & Ear
βœ” Chest & Back Swelling
βœ” Sports Injuries
Fast, accurate imaging to support diagnosis and treatment planning.

πŸ“… Available every Wednesday
πŸ“ Scans performed at our clinic by a trusted third-party provider

Book Appointment Now!
----------------------------
πŸ“108 Goldhawk Road, London
πŸ“² 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

Find out what you're allegric to.If you're sneezing, itching, or feeling congested, it might not just be the season β€” it...
06/06/2026

Find out what you're allegric to.
If you're sneezing, itching, or feeling congested, it might not just be the season β€” it could be allergies.

Book your allergy test today and breathe easier this spring!πŸ“

03/06/2026

Maxaa sababa Xeyrta Beerka?
01- Miisaanka jidhka oo bata oo qofku uu cuslaado
02- Cunidda cuntada dufanku uu ku bedenyahay
03- Cudurka Cholesterol-ka
05- Cudurrada Sokorta iyo Dhiikarka

Iska baar inaad qabto Xeyrta Beer-ka, ka hortagga ayaa ka fiican isdaawaaeynta.

Qabso ballanta dhakhtarka hadda!
----------------------------------------
πŸ“108 Goldhawk Road, London
πŸ“² 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

Boost your brain power starting at your next meal!From protecting your memory to improving sharp daily focus, your brain...
01/06/2026

Boost your brain power starting at your next meal!
From protecting your memory to improving sharp daily focus, your brain relies on high-quality fuel.

Take proactive control of your wellness today.

Ma la kulantaa xanuun dheefshiid, calool-xanuun, saxaro isbeddel leh ama lalabbo iyo matag?Calaamadahaan waa digniin muu...
30/05/2026

Ma la kulantaa xanuun dheefshiid, calool-xanuun, saxaro isbeddel leh ama lalabbo iyo matag?

Calaamadahaan waa digniin muujin karta in jirkaagu u baahan yahay baaritaan iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah.

Private Walk-In Clinic waxaan kuugu haynaa dhakhaatiir khibrad leh, qalab casri ah, iyo adeegyo baaritaan oo dhameystiran.

πŸ“ Nagu soo booqo – 108 Goldhawk Road, London
πŸ“ž 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

Your Trusted Private DoctorsSkip the long waits and see one of our private doctors at a time that suits you. Walk-in, sa...
27/05/2026

Your Trusted Private Doctors
Skip the long waits and see one of our private doctors at a time that suits you. Walk-in, same-day and next day appointments are available for your convenience.

Book an Appointment Now
--------------------------------
πŸ“108 Goldhawk Road, London
πŸ“² 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

26/05/2026

Eid Mubarak!✨
May this Eid bring light to your days and peace to your heart.

Do you suffer from sneezing, a runny or blocked nose, itchy, watery eyes, headaches or sinus pressure, wheezing or short...
25/05/2026

Do you suffer from sneezing, a runny or blocked nose, itchy, watery eyes, headaches or sinus pressure, wheezing or shortness of breath, and fatigue?

You don’t have to struggle through it.
Book an appointment with one of our doctors for expert Hay Fever treatment and advice.

Book Appointment Now!
----------------------------
πŸ“108 Goldhawk Road, London
πŸ“² 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

Maxaa Sababa gaastriiga caloosha?Dhibaatooyinka caloosha sida caabuqa ama hurgumadu waxay bilowdaan marka difaaca kore e...
23/05/2026

Maxaa Sababa gaastriiga caloosha?
Dhibaatooyinka caloosha sida caabuqa ama hurgumadu waxay bilowdaan marka difaaca kore ee ku dahaaran caloosha uu noqdo mid tabar-daran ama dhaawacan.

Sida caadiga ah caloosha waxaa ku dahaaran xab ka ilaaliya caloosha dhibaatooyinka ay sababi karto aash*tada cunada shiida. Difaacaas markuu daciifo waxay dheecaamada cunada shiida u sahlaysaa inay dhaawacaan isla markaana horseedaan caabuq iyo hurgumo saameeya dahaarka ama xuubka kore ee caloosha.

Waxaa kaloo xusid mudan inay jiraan cuduro iyo xaalado sababi kara caabuqa iyo dhibaatooyinka caloosha.
Waxyaalaha sahli kara inuu kugu dhaco gaastrikada waxaa ka mid ah:
- Infekshanka Bakteeriyada:
Bakteeriyada Helicobacter pylori oo ku dhex noolaan karta aash*tada caloosha waxay horseedi kartaa gaastriik daaha iyo nabarada caloosha.

Bakteeriyadaas waxaa qaba in ka badan kala bar dadka aduunka ku nool hase yeeshee dadka qaba badankood wax dhib ah kalama kulmaan. Dadka qaarkiis, bakteeriyadaas waxay soo jiirtaa difaaca ku dahaaran xeendaabka sare ee caloosha waxayna sababi kartaa dhibaatooyin iyo xanuun. Lama oga sababta ay dadka qaarkiis ugu nugul yihiin dhibaatooyinka bakteeriyadaas halka dadka badankiis aysan wax dhib ah yeelin.

Dhakhaatiirtu waxay aaminsan yihiin in u nuglaanshaha bakteeriyadaas ay la xiriiri karto hidaha iyo samaysanka qofka ama ay fududayn karto hab nololeedka qofka sida sigaarka, qaadka iyo wal-walka badan.

- Daawooyinka:
Daawooyinka lala xiriiriyo xanuunada dheefshiidka waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran. Fadlan marka h**e dhakhtar kala tasho intaadan joojin si loo hubiyo inay iyagu mas’uul ka yihiin iyo wixii lagu badali lahaa.

a) Xanuun-Baab'iyaasha ay dadku aadka u isticmaalaan sida aspirin, diclofenac, naproxen iyo ibuprofen ayaa sababi kara gaastriik. Iyadoo si joogta ah loo qaato daawooyinkaas ama iyagoo in badan laga qaato waxay yareyn karaa walax muhiim u ah difaaca xeen-daabka caloosha. Daawooyinkaas oo mar-mar dhif ah la qaato badanaa ma sababaan wax dhib ah.
b) Daawooyinka dhiig-karka (sida nifedipine, amlodipine, verapamil)
c) Daawooyinka wadna-xanuunka sida kuwa nitrate oo ay ugu caansan tahay isosorbide mononitrate
d) Kuwa neefta sida theophyllines
e) Kuwa lafaha adkeeya ee loo yaqaano biphosphanate sida alendronate iyo risedronate
f) Kaniiniyada steroid sida prednisolone

- Da'da:
Waayeelku waxay u nugul yihiin gaastrikada waxaana u sabab ah xajmiga xeen-daabka dahaarka caloosha oo yaraada iyo iyagoo ay ugu badan yihiin inay qabaan infekshan H. pylori iyo cudurada caloosha saameeya marka loo bar-bardhigo dhalinyarada.

- Khamriga sigaarka iyo qaadku wuxuu dhib gaarsiin karaan caloosha isagoo horseedi karaa dhaawac iyo nabarada caloosha.

- Wal-walka: Wal-walka saa'idka ah wuxuu badiyaa aash*tada caloosha oo iyaduna horseedi karto caabuqa iyo nabarada caloosha.

- Dheecaanka xamaytiga (Bile) oo kor iyo caloosha soo aada. Dheecaankaas oo laga soo daayo beerka waxaa lagu kaydiyaa xamaytida, wuxuuna kaalin libaax ka ciyaaraa dheefshiidka dufanka. Marka laga soo daayo xamaytida, dheecaankaas wuxuu soo aadaa dhinaca xiidmaha waxaana u diida inuu dhinaca caloosha soo aado muruq sida albaabkii xirma. gaastrik ayaa dhici kara markii albaabkaas uu hawshii loo igmaday gabo.

- Marka difaaca jirkaagu uu qaldamo oo uu weeraro unugyada caloosha ayaa waxaa dhici kara xaalad la yiraahdo 'autoimmune gastritis. Waxaa kaloo jira cuduro iyo xaalado kale oo sababi kara hurgumo ama inflamayshanka caloosha sida qaaxada, waraabowga, HIV/AIDS, Crohn's disease iyo infekshanada gooryaanada.

20/05/2026

Importance of Vitamins and why do you need them explained by one of our most experienced doctors, Dr. Mohamed Abdullahi Ahmed.

If you're feeling tired or run down? You can speak to a our qualified and GMC-registered doctors about IV vitamin therapy tailored to your needs.

Book a doctor consultation today.
πŸ“108 Goldhawk Road, London
πŸ“² 020 8746 0830
βœ‰οΈ [email protected]

Address

108 Goldhawk Road
London
W128HD

Opening Hours

Monday 9am - 6pm
Tuesday 9am - 6pm
Wednesday 9am - 6pm
Thursday 9am - 6pm
Friday 9am - 6pm
Saturday 9am - 6pm
Sunday 9am - 6pm

Telephone

+442087460830

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Private Walk-In Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Private Walk-In Clinic:

Featured

Share