Dr Mariam Issa

Directions

Dr Mariam Issa Luxe Glow Clinic

Dr Maryan Ciise oo ka howlgalysa Luxe Glow xarunteeda Bosaso.Dhaqtarada waxay kaa daaweyn doontaa cudurada maqaarka & qu...
21/09/2026

Dr Maryan Ciise oo ka howlgalysa Luxe Glow xarunteeda Bosaso.
Dhaqtarada waxay kaa daaweyn doontaa cudurada maqaarka & qurxinta jirka.

waxay isticmaali doontaa Laser & qalabka qurxinta maqaarka

ka faaidayso lana xiriir 906 796 986 ama 0904395217

21/09/2026

Dhaqtarka Maqaarka & Daryeelkiisa Bosaso waxaa fariisanaysa Drs Maryan Ciise oo leh khibrad 7 sano ah daaweynta cudurada maqaarka.

xarunta Luxe Glow kala xiriir 906 796 986 ama 0904395217

OGAYSIIS MUHIIM AH: Koorso Ku Saabsan Maqaarka iyo QurxintaWaxaan idin kugu bishaaraynaynaa fursad qaali ah oo aad ku ba...
21/09/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH: Koorso Ku Saabsan Maqaarka iyo Qurxinta
Waxaan idin kugu bishaaraynaynaa fursad qaali ah oo aad ku baraneyso xirfadaha casriga ah ee daryeelka maqaarka.
Macalinimada: Dr. Mariam Issa (Dhaqtarada maqaarka iyo daryeelkiisa)
Muddada Koorsooyinka: 3 bilood
Qaabka ay ku bixi doonto: ZOOM Online
📚 Waxyaabaha Lagu Baran Doono Koorsada
1. Cudurada Maqaarka: Fahamka iyo daaweynta xaaladaha kala duwan ee saameeya maqaarka.
2. Isticmaalka Laser-ka: Barashada farsamooyinka casriga ah ee loogu talagalay daaweynta iyo qurxinta maqaarka.
3. Facial & Daryeelka Maqaarka: Hababka loo sameeyo nadiifinta iyo qurxinta wajiga si loo ilaaliyo caafimaadkiisa.
⚠️ Fiiro Gaar ah & Diiwaangelinta
Ka qeybgalayaasha: Boosaska waa kooban yihiin (15 qof oo qura).
Kala xiriir WhatsApp lambarka 0904395217 See less

Waxaa idiin keenay waji hagaajiye.kala xiriir 0904395217Bosaso Luxe Glow
17/09/2026

Waxaa idiin keenay waji hagaajiye.

kala xiriir 0904395217
Bosaso Luxe Glow

06/08/2026

Luxe Glow Bosaso.
kala xidhiidh 0904395217

28/12/2025
Luxe Glow Bosaso waxaa diyaar kuugu ah dhaqtarka maqaarka & daryeelkiisa ka faaidayso inta sanadka ka dhiman Discount 20...
23/12/2025

Luxe Glow Bosaso waxaa diyaar kuugu ah dhaqtarka maqaarka & daryeelkiisa ka faaidayso inta sanadka ka dhiman Discount 20%.
kala xiriir 0904395217

Address

Bosaso
Bosaso
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mariam Issa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category

Nearby clinics