Dr.Ali Rangabo

Dr.Ali Rangabo this page help you medical student and non medical student and papulation in somalia and the world.

Dr.Ali Rangabo thyroid Hormone Function Halaga faideysto Asxabta.Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga ah .Mhdsanidiin.
25/08/2026

Dr.Ali Rangabo thyroid Hormone Function Halaga faideysto Asxabta.

Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga ah .
Mhdsanidiin.

11/08/2026

Teamka Forlanini public Hospital oo Horkacayo Madaxa Cafimadka Hospitalka Dr.Ali Mohamed.
Iyo Dr.Gedi Ayaa sameyay Hooyo Qaliinkedi Afar ku dhashay C-section .
Ma**da Iyo Canuga wey cfmd Qaban Alxm.

Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud & Kuwa casriga ah.

Midland ah Carurta kudhalatay Forlanini public Hospital oo Aan ugu sameyay Gudnin ( Circumcision) isago Dhalan todobo Ma...
10/08/2026

Midland ah Carurta kudhalatay Forlanini public Hospital oo Aan ugu sameyay Gudnin ( Circumcision) isago Dhalan todobo Maalin .

Wiilkan Ayaa Dib Lee ku soo celiyay Mnta Hoyada waxan ushegay in Aad uwanagsanyahay Canuga Gudniinkiisa.

Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud ugu imow Gudnimada wiilasha , iyo Dhmn Qaliimada Noocyadooda Kaladuwan.

Dr.Ali Rangabo.

Dr.Ali Rangabo .General surgery & laparoscopic surgery.Waxa uu ka Howlkalaa Hospitalka weyn Ee Forlanin Public Hospital ...
09/08/2026

Dr.Ali Rangabo .
General surgery & laparoscopic surgery.
Waxa uu ka Howlkalaa Hospitalka weyn Ee Forlanin Public Hospital .
Kala xeriir Numbarka hoos ku xusan.
Mhdsanidiin.

Ogeysiis ogeysiis waxa la ogeysiinaya in Machadka Rangabo uu Qaadanayo Course Ultrasound class kii 3 dexaad Course sadan...
27/07/2026

Ogeysiis ogeysiis waxa la ogeysiinaya in Machadka Rangabo uu Qaadanayo Course Ultrasound class kii 3 dexaad Course sadan waxa laku baran doona :

1: Basic ultrasound.
2: Abdominal ultrasound.
3:obstetric ultrasound.

Sidokle waxa Fursad uhelidonta practical in Aad ku Qatid Hospital .

Fadlan laxeriir:
0615684854.
625684854.
616609266.

Mhdsanidiin.

20/07/2026

Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliinada Guud iyo Kuwa casriga ah.

Dr.Ali Waxa uu kuu qabandona Qaliinada Noocyadooda Kala Duwan .

Mhdsanidiin.

Waa Anigo Ah Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga   Ah .Dr.Ali Rangabo lasoo xeriir hadii Aad ubahantahay Qaliimada Noc...
19/07/2026

Waa Anigo Ah Dr.ka Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga Ah .

Dr.Ali Rangabo lasoo xeriir hadii Aad ubahantahay Qaliimada Nocyadooda kaladuwan Mhdsanidiin.

Dr. Ali Rangabo .

Mhdsanidiin.

16/07/2026
Alxm waxa Cawa Qaliin usameyay walashey Amino Oman oo Buro kagatilay lugta Mid .Buradan waxa ugu saaray xarunteyda Badru...
15/07/2026

Alxm waxa Cawa Qaliin usameyay walashey Amino Oman oo Buro kagatilay lugta Mid .

Buradan waxa ugu saaray xarunteyda Badrudiin Medical Center .

Maamada Waxey baxday iyado cafimad Qabta .

Fadlan hadii ladhibantahay Buro Noockasto oo eytahay waxa kaa sameyndoono Dr.Ali oo ah khabiir Qaliimada Guud iyo Kuwa casriga ah.

Dr.Ali Rangabo ( General surgeon).

Alxm Xalay oo Tariikhda Aheydh 6/7/2026 waxa  Forlanini public Hospital inoo ku Dhashtay canukii labaad waxa Markii laba...
06/07/2026

Alxm Xalay oo Tariikhda Aheydh 6/7/2026 waxa Forlanini public Hospital inoo ku Dhashtay canukii labaad waxa Markii labaad Dhaliyay umulisoyinka Kala ah Deko& Hodan sido waxa Goobjog ahaay Madaxa Cafimaadka Hospitalka Dr.Ali .

Dr.Ali Rangabo Dr.ka Qaliimada Guud.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615684854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ali Rangabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category