Palma Polyclinic Center

Call Directions Website Contact the practice

Palma Polyclinic Center Polyclinic and Pharmacy

🔥Daaweynta Caabuqa ku dhaca sambabada caruurta,soo booqo Palma Polyclinic Center 📞0614703010
09/11/2026

🔥Daaweynta Caabuqa ku dhaca sambabada caruurta,soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

08/11/2026

WARGELIN MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda in Palma Polyclinic Center ay idiin diyaarisay olole caafimaad oo gaar ah oo ku saabsan qanjirka Thyroid-ka.

Ololahan oo socon doona bisha inta ka harsan waxaa si bilaash ah lagu bixin doonaa:

✅Computerka qanjirka Thyroid-ka.

Waxaa adeegyada bixinaya dhakhaatiir khibrad iyo aqoon u leh caafimaadka qanjirka Thyroid-ka.

Ha moogaan fursaddan qiimaha leh ee lagu daryeelayo caafimaadkaaga.

Palma Polyclinic Center – Caafimaadkaaga waa mudnaanteennu koowaad

📞0614703010

🫪Waynu ka xunahay lambarka tijaabi nasiibkaaga laguma guulaysan,waxaan idin rajaynaynaa in aad fursado kale ka faaidaysa...
02/11/2026

🫪Waynu ka xunahay lambarka tijaabi nasiibkaaga laguma guulaysan,waxaan idin rajaynaynaa in aad fursado kale ka faaidaysan doontaan.

No 2305

02/11/2026

🔥Qanjirka thyroidka shaqadiisu badato ama yaraato wuxuu saameyn kuyeelan karaa hormonada jiraka,soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

🔥Daaweynta xididada wadnaha oo xirma.Soo booqo Palma Polyclinic Center 📞0614703010
01/11/2026

🔥Daaweynta xididada wadnaha oo xirma.
Soo booqo Palma Polyclinic Center

📞0614703010

29/10/2026

✅𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 N𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 Kuna Guuleyso $10

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1- Like saar page-ka Palma Polyclinic Center
3-Tag Ku dheh 3 qof saxibaddaa si ay ugu faaidaystaan
4- ugu jawaab su'aasha Comment ahaan.
5-guulaystaha waxaa noqon doono qofka ugu horeeyo numberka saxda ah qabsada
6-waa inuu like iyo follow kuu ahaadaa pageka palma polyclinic center.
7-Waa inuu ahaada ciwaankaaga mid sax ah
F:G ilaa habeenka sabtida ayay ku egtahay saacaddu markay tahay 12:00am.
Nasiib wacan.

28/10/2026

🔥Qaybta maqaarka,Timaha,cijiyaha,iyo xasaasiyada ee Palma Polyclinic Center

📞0614703010

🎉Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Muscab Apdirahman
26/10/2026

🎉Hambalyo guulaystaha barnaamijka tijaabi nasiibkaaga Muscab Apdirahman

💥Daaweynta ekfashinka quumanka,nagu Soo booqo qeybta cudurada guud ee Palma Polyclinic Center 📞0614703010
26/10/2026

💥Daaweynta ekfashinka quumanka,nagu Soo booqo qeybta cudurada guud ee Palma Polyclinic Center

📞0614703010

Address

MOGADISHU
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Palma Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Palma Polyclinic Center:

Shortcuts

Share

Nearby clinics