19/07/2026
𝐌𝐚 𝐋𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐛𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫?
𝗖𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿𝗸𝘂 waa isbeddel ku yimaada wareegga caadada, sida caadada oo soo daahda, soo hormarta, aad u badata, aad u yaraata ama aan si joogto ah u imaan. Mararka qaarkood wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaato caafimaad oo u baahan baaritaan iyo daaweyn.
𝗖𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵:
🔹 Caadada oo soo daahda ama soo hormarta
🔹 Caadada oo aad u badata ama aad u yaraata
🔹 Xanuun daran oo la socda caadada
🔹 Caadada oo aan joogto ahayn
🔹 Daal, madax xanuun iyo dhiig yari
Haddii aad isku aragto calaamadahan, ku soo booqo Heegan Hospital oo la kulan 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐉𝐞𝐥𝐥𝐞 – 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐔𝐦𝐮𝐥𝐢𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚. Waxaad heli doontaa baaritaan dhamaystiran, talooyin caafimaad iyo daaweyn ku habboon si loo ogaado loona daweeyo sababta keentay caado wareerka.
📍 Heegan Hospital – Taleex, dhabarka Xarunta Degmada Hodan, kana soo horjeedka Waaxda Axmed Gurey.
📞 +252 619 030503 | +252 617 384888