15/10/2026
🌿Mala dhibtoonaysaa timo daadasho? Dhakhtarka maqaarka ayaa kaa caawin kara ogaanshaha sababta timaha u daadanayaan iyo helitaanka daaweynta ku habboon.
Caafimaadka timahaaga waa muhiim!
📞 0616109988
📍 Isgoyska Maanaboolyo, Mogadishu, Somalia