Hikma Hospital

Hikma Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hikma Hospital, Medical and health, digfeer Road opposite of Arman Halls(banadir wadada digfeer kasoo horjeedka Armaan halls), Mogadishu.

Haddii aad qabtid dhiig-kar, samee waxyaabahan si aad u ilaaliso caafimaadkaaga,nagu soo booqo Hikma Hospital  Baaritaan...
06/06/2026

Haddii aad qabtid dhiig-kar, samee waxyaabahan si aad u ilaaliso caafimaadkaaga,nagu soo booqo Hikma Hospital Baaritaan joogto ahna samee si loo la socdo heerka dhiig-karkaaga.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
04/06/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Qaliimada ilmo-galeenka waa arrin u baahan daryeel iyo feejignaan gaar ah, Wacyigelin iyo baaritaan joogto ah ayaa muhii...
02/06/2026

Qaliimada ilmo-galeenka waa arrin u baahan daryeel iyo feejignaan gaar ah, Wacyigelin iyo baaritaan joogto ah ayaa muhiim u ah ilaalinta caafimaadka haweenka.

26/05/2026

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐇𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ πŸŒ™πŸ‘
Farxad iyo nabad ku ciida dhammaan Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.


π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐗𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
26/05/2026

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐗𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Hikma Hospital ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan wacyigelin iyo ka hortag ah oo ku saabsan Xirmada cudurada Daba-d...
24/05/2026

Hikma Hospital ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan wacyigelin iyo ka hortag ah oo ku saabsan Xirmada cudurada Daba-dheeraada (Chronic Disease Package).

20/05/2026

Hikma Hospital ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan wacyigelin iyo ka hortag ah oo ku saabsan Xirmada cudurada Daba-dheeraada (Chronic Disease Package). Bulshada ayaa heliya Kaar (Gard) caafimaad oo ay la socoto qiima dhimis dhan 30% iyo adeeg la-talin bilaash ah joogtana ah.

Hadii aad isku aragto calaamdahan Iska baar macaanka maanta, caafimaadkaagu waa mustaqbalkaaga. Baaritaanada joogtada ah...
20/05/2026

Hadii aad isku aragto calaamdahan Iska baar macaanka maanta, caafimaadkaagu waa mustaqbalkaaga. Baaritaanada joogtada ahna waa lamahuraan.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π˜ππ„π‘π“π„ππ’πˆπŽπ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.
17/05/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π˜ππ„π‘π“π„ππ’πˆπŽπ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.


Address

Digfeer Road Opposite Of Arman Halls(banadir Wadada Digfeer Kasoo Horjeedka Armaan Halls)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hikma Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share