Kaaba Foundation

Directions Website

Kaaba Foundation Kusoo dhawoow Kaaba Foundation oo isugu jirta labo qaybood oo kala ah;
1. Kaaba Mental Therapy
2.

29/10/2026
KAABA MENTAL THERAPY  waxey idinku casumeysa webinar Cinwankisu yahey  *Caruurta aan la dhageysan iyo saameynta ay ku le...
29/10/2026

KAABA MENTAL THERAPY waxey idinku casumeysa webinar Cinwankisu yahey *Caruurta aan la dhageysan iyo saameynta ay ku leedahey caafimadkoda maanka ama dhimirka.*

Marka ilmaha la siiyo cunto, dhar iyo waxbarasho laakiin aan la siin dhegeysi iyo faham dareen.
Sida waayo-aragnimada carruurnimadu u saameyn karto isku-kalsoonaanta iyo xiriirrada mustaqbalka, iyada oo aan loo qaadan in qof walba isku si u saameyso.

Webinar kan wuxu qabsomaya habeenka axadu baxeyso oo ku aadan *1Nov, 2026*,hab fogaan arag ah *onalin meeting*.
Waxa kaso qeybgali karta qeybaha kala duwan ee bulshada ,waalidinta ,dhalinyarada xiiseyneysa arrimaha caruurta la xiriira.

Kuso biir group ka kaaba mental Therapy si aad uga faaideysato session xiga⬇️
https://chat.whatsapp.com/ChW4tWxf8raJrgMRpSUoUI?s=cl&p=i&ilr=4&amv=2

Ujeeddada Event-kaEvent-kan waxaan rabnaa inaan hooyooyinka u abuurno meel ay ku kulmaan, ku wadaagaan khibradahooda iyo...
06/10/2026

Ujeeddada Event-ka
Event-kan waxaan rabnaa inaan hooyooyinka u abuurno meel ay ku kulmaan, ku wadaagaan khibradahooda iyo caqabadahooda, kuna helaan faham, taageero iyo fikrado cusub oo ka caawinaya inay naftooda iyo waajibaadkooda si wanaagsan isugu dheelli tiraan.

Haddi aad Garowe joogtid, misana aad tahay Hooyo Fadlan nagala soo qaybgal Barnaamijkaan;
la xiriir whatsAppkaan
https://wa.me/qr/FQSCQOD2TK2QJ1

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaba Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share


Other Counseling & Mental Health in Gaalkacyo

Show All