Shaam Polyclinic

Shaam Polyclinic Welcome to Shaam Polyclinic | Qaybta Maqaarka, Timaha, Cidiyaha iyo Timo-beerista, Qaybta Cudurada guud iyo Taranka, Qaybta Physiotherapyga oo casri.

Shaam Polyclinic Daryeel iyo Daaweyn lagu kalsoonyahay. Halkaan Waa Bartayda Rasmiga Ee Aan ku leeyahay mareegta facebook

24/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
U adeegida Bulshada weliba si habsami leh


22/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
U adeegida Bulshada iyo caruurta yar yar.


๐‰๐”๐Œ๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐ŠDhammaan Ummada ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š Gaar ahaan Ummada ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ waxaan lee nahay ๐‰๐ฎ๐ฆ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค
21/08/2026

๐‰๐”๐Œ๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š
Dhammaan Ummada ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š Gaar ahaan Ummada ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ waxaan lee nahay ๐‰๐ฎ๐ฆ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค

19/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
U adeegida Bulshada iyo dadka waaaweyn.


19/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
U adeegida Bulshada.


15/08/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
Kaalayoo imow Xaruunteena Shaam Physiotherapy


11/08/2026

๐Ÿฉบ Shaam Polyclinic | Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo

Dr. Abdirahman Mohamud Muuse
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dhakhtarka Cudurrada Guud iyo Taranka

Ma dareemaysaa xanuun ama calaamado u baahan qiimeyn caafimaad oo dhab ah? Shaam Polyclinic waxay kuu diyaarisay Dhakhtarka Cudurrada Guud iyo Taranka. adeeg caafimaad oo tayo leh, baaritaan sax ah iyo talo caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ”น Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
โ€ข Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada gudaha
โ€ข Dhiig-karka (Hypertension)
โ€ข Sonkorowga (Diabetes)
โ€ข Xanuunnada caloosha iyo mindhicirka
โ€ข Xanuunnada beerka iyo kelyaha
โ€ข Xanuunnada neef-mareenka
โ€ข Caafimaadka ragga (Andrology)
โ€ข Dhibaatooyinka taranka iyo galmada ragga
โ€ข Baaritaan iyo la-talin ku saabsan caafimaadka taranka
โ€ข Daryeel caafimaad oo dhammeystiran

La tasho Dr. Abdirahman Mohamud Musse, Dhakhtarka Taranka iyo Cudurrada Guud, si aad u hesho daryeel caafimaad oo lagu kalsoon yahay.
๐Ÿ“ Shaam Polyclinic โ€“ Daryeel iyo daaweyn lagu kalsoon yahay.
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 907 761593
+252 907 557849
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna. Nasoo booqo maanta!

05/08/2026

๐Ÿญ๐Ÿญ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ถ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐—ป-๐—ฐ๐˜‚๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป.

31/07/2026

๐’๐ก๐š๐š๐ฆ ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐จ๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐š๐ฉ๐ฒ
Hooyo waa lama huraan


Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907761593

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaam Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shaam Polyclinic:

Shortcuts

Share

Category