Kaafi Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Kaafi Hospital KH welcomes you to experience exceptional healthcare services with compassion and expertise.

26/09/2026

Dr. Said Mohamed Nur, oo ah Dhakhtarka Carruurta, ayaa si faahfaahsan uga jawaabay su’aalihii ay bulshada soo jeediyeen, isagoo bixiyay talooyin iyo xog caafimaad oo waxtar leh.

WORLD PHARMACISTS DAY.
26/09/2026

WORLD PHARMACISTS DAY.

Haddii aad ku aragto ilmahaaga astaamahan, la tasho dhakhtar si loo ogaado sababta loona helo talo iyo daryeel ku habboo...
25/09/2026

Haddii aad ku aragto ilmahaaga astaamahan, la tasho dhakhtar si loo ogaado sababta loona helo talo iyo daryeel ku habboon.

jumca mubarak
24/09/2026

jumca mubarak

Kaafi Hospital waxaa diyaar kuugu ah dhakhaatiir iyo umulisooyin heegan u ah badbaadinta iyo daryeelka hooyada iyo ilmah...
23/09/2026

Kaafi Hospital waxaa diyaar kuugu ah dhakhaatiir iyo umulisooyin heegan u ah badbaadinta iyo daryeelka hooyada iyo ilmaheeda.

WARGELIN MUHIIM AH!Waxaan bulshada ku wargelinaynaa in Kaafi Hospital uu bilaabayo olole qalliimo indhaha oo bilaash ah....
21/09/2026

WARGELIN MUHIIM AH!
Waxaan bulshada ku wargelinaynaa in Kaafi Hospital uu bilaabayo olole qalliimo indhaha oo bilaash ah. 👁️💙

Taariikhda: 25-ka September

Haddii adiga ama qof aad taqaan uu u baahan yahay qalliin indhaha ah, ka faa’iidayso fursaddan adeegga caafimaad ee bilaashka ah.

21/09/2026

Haddii aad muddo isku dayeysay inaad uur yeelato balse ay caqabad kaa haysato, ha quusan. Dhalmo la’aantu waxay yeelan kartaa sababo kala duwan oo u baahan baaritaan iyo qiimeyn caafimaad.

🩺 Nagu soo booqo Kaafi Hospital si loo ogaado sababta loona helo daryeel ku habboon.

Rajadu way jirtaa — baaritaan sax ah ayaa ah tallaabada koowaad.

20/09/2026

Dhagax aad u weyn ayaa kaga jiray kelyaha bidix ee Adeer Qaliif, kaas oo cabbirkiisu gaarayay qiyaastii 40ml.

Waxaan si guul leh ugu burburinnay qalab casri ah oo laser ah, iyadoo la adeegsanayo farsamo caafimaad oo casri ah.

Kaafi Hospital wuxuu hooyooyinka uurka leh u diyaariyey qalab casri ah oo computer ah, kaas oo gacan ka geysanaya la soc...
20/09/2026

Kaafi Hospital wuxuu hooyooyinka uurka leh u diyaariyey qalab casri ah oo computer ah, kaas oo gacan ka geysanaya la socodka iyo qiimeynta xaaladda caafimaad ee hooyada iyo tan ilmaheeda.

17/09/2026

Ma u baahan tahay qaliin lagu sameeyo hab casri ah, ammaan ah, iyo daryeel caafimaad oo tayo leh? 🩺

Address

Laamiyaraha Buula Xuubeey Degmada Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi Hospital:

Shortcuts

Share

Category