26/05/2026
Modern Hospital wuxuu dhammaan ummadda Muslimiinta ah u dirayaa hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa ๐โจ
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo ciidan bashbash, caafimaad iyo barwaaqo leh. Ciid Mubaarak!