21/06/2026
Dil-dilaaca maqaarka iyo dhibaatooyinka la xiriira waxay badanaa ka dhashaan sababo dhowr ah oo ay ka mid yihiin: maqaarka oo qallala, isbeddelka cimilada (qabow ama kulul), isticmaalka saabuunta kiimikada badan leh, nafaqo-xumo, cudurrada maqaarka, iyo biyo yarida .
Ha u ogolaan dhibaatooyinkan inay saameeyaan quruxdaada iyo kalsoonidaada. La kulan dhaqtarkeena maqaarka ee Mudug Specialist Center si aad u hesho daryeel iyo daawayn maqaar oo dhamaystiran. π©Ίπ
π Galkacyo, Radio Galkacyo Street
π 907758373