Siha Hospital Garowe

Siha Hospital Garowe Kuso dhawoow Siha Hospital Garowe Siha Hospital Garowe

Isbitalka caalamiga ah ee Siha Hospital Garowe waxaa imaanaya ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข - (๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐ฎ ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข), (2-๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š 6๐š๐š...
01/06/2026

Isbitalka caalamiga ah ee Siha Hospital Garowe waxaa imaanaya ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข - (๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐ฎ ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข), (2-๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š 6๐š๐š๐, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6) Dhakhtarku waa khabiir ku takhasusay Qalliimada guud iyo kuwa casriga ah eeโ€œLabaraskoobkaโ€.
Dhakhtarku waxa uu lee yahay khibrad in kabadan 20 sano. Waxa uuna joogi doona mudo kooban isdiiwaangalintu waa ay soctaa wixii faahfaahin dheerad ah nagala soo xiriir tell No:
๐Ÿ“ž ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’
๐Ÿ“ž๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

01/06/2026

Wargalin Muhiim ah !

Lagรฅ bilaabo Bisha June 6deeda, Waxaa si joogto ah Isbitaalka SIXA uga howlgelaya, Dr Hala Abdelrahman oo Sudaniyad ah , Kuna takhasustay cudurrada haweenka iyo dhalmada.

Isdiiwangalintu way soctaa wixii faahfaahin Dheerad ah Naga soo wac

โ˜Ž๏ธ 90-50653 33

EID MUBARAK.๐ŸŒ™Siha Hospital Garowe wuxuu dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaa munaasa...
26/05/2026

EID MUBARAK.๐ŸŒ™

Siha Hospital Garowe wuxuu dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa



! ๐ŸŽ‰

20/05/2026

Qaybta ilkaha ee hospitalka siha

17/05/2026

Qaliimada casriga ah ee lagu baurbrinayo Dhagxanta kaliyaha ee loo yaqaano Ureteroscopy waa Qaliimo aan Qofka wax Dhaawac ah ugaysanayn

๐ƒ๐ซ ๐ฌ๐š๐ฒ๐Ÿ๐ฎ๐๐ข๐ข๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฅ๐ข

oo ah Dhakhtar sudani kuna takhasusay qaliimada kaliyaha iyo kaadi haysta ayaa fuliyay qaliimadan

Hospitaalku waxa uu ku yaalaa ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ
๐„๐ž ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž
Wixii faahfaahin Dheerad ah nagala soo xiriir

โ˜Ž๏ธ ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’ ๐š๐ฆ๐š ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Maalinta Caalamiga ah ee Nursing-ka ๐ŸŒ๐ŸฉบWaxaan hambalyo iyo qadarin u dirayaa dhammaan kalkaaliyayaasha caafimaadka ee hab...
12/05/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Nursing-ka ๐ŸŒ๐Ÿฉบ
Waxaan hambalyo iyo qadarin u dirayaa dhammaan kalkaaliyayaasha caafimaadka ee habeen iyo maalin u taagan badbaadinta nolosha dadka.
Nursing-ku waa naxariis, dulqaad, iyo adeeg baniโ€™aadamnimo. ๐Ÿ’™

Happy International Nurses Day!

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐กWaxaa Isbitalka caalamiga ah ee  Siha Hospital Garowe si toosa uga shaqa bilaabay ๐ƒ๐ซ.๐ฌ๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ก๐ž๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐จ...
30/04/2026

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

Waxaa Isbitalka caalamiga ah ee Siha Hospital Garowe si toosa uga shaqa bilaabay

๐ƒ๐ซ.๐ฌ๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ก๐ž๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐

Oo ah Dhakhtar ku takhasusay Qaliimada caruurta waxa uuna safar gaaban ku joogi doonaa Magaalda Garowe isago oo lakulmaya bukaanada u baahan daryeelka caafimaad.

isdaawaangalintu way socotaa dhakhtarkuna mudo kooban ayuu joogayaa wixii faahfaahin dheerad ah nagala soo xiriir

tell No:โ˜Ž๏ธ ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘ ๐€๐ฆ๐š ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’

29/04/2026

๐–๐€๐‘๐†๐€๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

Siha Hospital Garowe waxaa ka shaqa Bilaabay diyaarna kuugu ah ๐ƒ๐ซ.๐ข๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐Ž๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž
oo ah Dhakhtar ku takhasusay Dawaynta xanuunada ku Dhaca Caruurta iyo cudurada faafa

Hospitaalku waxa uu ku yaalaa ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ
๐„๐ž ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž

Wixii faahfaahin Dheerad ah nagala soo xiriir
โ˜Ž๏ธ ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’ ๐š๐ฆ๐š ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

28/04/2026

๐–๐€๐‘๐†๐€๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

Hadii aad la Dhiban tahay xanuunada ku Dhaca Saablayda sida ๐๐ž๐ž๐Ÿ๐ญ๐š ๐’๐š๐ง๐›๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐š๐›๐š๐›๐ค๐š ๐†๐š๐ฅ๐š

Siha Hospital Garowe waxaa ka hawul Gala diyaarna kuugu ah ๐ƒ๐ซ.๐‰๐š๐ฆ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ah Dhakhtar ku takhasusay Daawaynta xanuunada ku Dhaca Saablayda

Hospitaalku waxa uu ku yaalaa ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ
๐„๐ž ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž

Wixii faahfaahin Dheerad ah nagala soo xiriir
โ˜Ž๏ธ ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’ ๐š๐ฆ๐š ๐Ÿ—๐ŸŽ-๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Caafimaadka kaliyahaagu waa Muhiim
23/04/2026

Caafimaadka kaliyahaagu waa Muhiim

Address

Garowe
090

Telephone

+252905065444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siha Hospital Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Siha Hospital Garowe:

Share

Category