Arafat International Hospital

Arafat International Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arafat International Hospital, Hospital, Garowe.

Weli waxaa furan fursadda Olalaha Baaritaanka & Tallaalka Cagaarshowga, waxa uuna socon doonaa ilaa 7-da Agoosto.
02/08/2026

Weli waxaa furan fursadda Olalaha Baaritaanka & Tallaalka Cagaarshowga, waxa uuna socon doonaa ilaa 7-da Agoosto.

Xuska 1-da Agoosto – Sannad-guurada Puntland awgeed, Ololaha Baaritaanka & Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) waxaa la...
01/08/2026

Xuska 1-da Agoosto – Sannad-guurada Puntland awgeed, Ololaha Baaritaanka & Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B) waxaa lagu daray Asbuuca Xuska Sannad-guurada Puntland, wuxuuna soconayaa ilaa 7-da Agoosto.

Hambalyo bulsho-weynta reer Puntland munaasabadda sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Dowladda Puntland....
01/08/2026

Hambalyo bulsho-weynta reer Puntland munaasabadda sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Dowladda Puntland.

Waxaan idin rajaynaynaa horumar, nabadgelyo, midnimo iyo barwaaqo waarta.

29/07/2026

Hal maalin oo keliya ayaa ka dhiman ololaha baaritaanka iyo tallaalka Hepatitis B.
Ha seegin fursaddan muhiimka ah. Ka faa’iidayso maanta baaritaanka iyo tallaalka, kana mid noqo bulshada ka hortagtay cagaarshowga.

Maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa maalinta Cagaarshowga Adduunka (World Hepatitis Day).Ka isbitaal ahaan waxaan bul...
28/07/2026

Maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa maalinta Cagaarshowga Adduunka (World Hepatitis Day).
Ka isbitaal ahaan waxaan bulshada u fududeyney helidda baaritaanka iyo tallaalka cagaarshowga.
Waxaa weli socda Olalaha Baaritaanka Iyo Tallaalka Cagaarshowga nooca B (Hepatitis B) dhamaadkiisa ay ka dhiman tahay keliya 2maalin.
Ka faaideyso, ugana faaidee ehelkaaga.

25/07/2026

Waxaa maalintii 4-aad si habsami leh uga socda Isbitaalka Arafat International Hospital Ololaha Wacyigelinta, Baaritaanka iyo Tallaalka Cagaarshowga Hepatitis B. Ololahani wuxuu bulshada u sahlayaa inay ogaadaan xaaladdooda caafimaad isla markaana helaan tallaalka Hepatitis B si looga hortago cudurkan halista ah.
Fursadda wali waa ay socotaaa !
Ololaha Todobaadka Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B)


23/07/2026

Dhakhtarka uurkujirta Isbitalka Carafat Dr Ahmed Irshaad ayaa bulshada ka wacyigaliyey xanuunka dilaaga ah ee cagaarshowga (Hepatitis B), kaas oo ugu baaqay iney istallaalaan inta aanu xanuunku soo gaarin.
Isbitallka Carafat waxaa ka socda Olalaha Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B), Ka faaideyso ugana faaidee ehelkaaga.
Fursadda wali waa ay socotaaa !


23/07/2026

Abdiqadir Said oo kamid ah dadkii ka faaideystay Olalaha Asbuuca Tallaalka Cagaarshowga ayaa bulshadana ugu baaqay inay ka faaideystaan.
Fursadda wali waa ay socotaaa !
Ololaha Todobaadka Tallaalka Cagaarshowga (Hepatitis B)


22/07/2026

Agaasimaha Horumarinta Isbitalka Carafat Mr. Abdullahi Abdisalam ayaa bulshada ugu baaqay inay ka faaideystaan Asbuuca Olalaha Baaritaanka iyo tallaalka Cagaarshowga.
Olalaha ayaa maanta kabilowday Isbitaalka Calamiga ah ee Carafat.
Ka faaideyso ugana faaidee ehelkaaga.

21/07/2026

Asbuuca Olalaha Cagaarshowga Hepatitis B ayaa bilaabman doona 22-07-2026
Olalahan waxa uu socon doonaa muddo Asbuuc ah.
Ka faaideyso fursadan muhiimka ah ugana faaidee ehelkaaga iyo asxaabtaada.

Address

Garowe
0000

Telephone

+252906797169

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arafat International Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Arafat International Hospital:

Shortcuts

Share

Category