Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital

Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital Gargaar Multispeciality Hospital (GMH), is a community-based hospital found in March 2009. GMH bring

Maamulka Gargaar1 Multispeciality & Teaching Hospital waxay casho sharaf u sameeyeen Dr. Mohamed Ibrahim, iyagoo la wada...
05/08/2026

Maamulka Gargaar1 Multispeciality & Teaching Hospital waxay casho sharaf u sameeyeen Dr. Mohamed Ibrahim, iyagoo la wadaagaya farxadda qalin-jebintiisa iyo guusha uu ku gaadhay dadaalka, juhdiga, iyo adkaysiga uu muddada dheer u soo huray waxbarashadiisa.

Maamulka iyo dhammaan bahda isbitaalku waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Mohamed Ibrahim, iyagoo u rajaynaya mustaqbal ifaya, guul joogto ah, iyo inuu aqoontiisa iyo xirfaddiisaba ugu adeego bulshada iyo dalkiisa.

Hambalyo Dr. Mohamed Ibrahim! Guul iyo gobannimo ayaan kuu rajaynaynaa.

21/07/2026

RASMI : 27 july ahna maalinka isniinta ayaa ah maalinka ugu dambeeysa ee aan soo afmeeri doono qaliimadda aan ka samaynayo Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital HARGAISA

4 kamid ah bukaanadda aan HARGAISA ugu sameeyay qaliimadda casriga ah ee camerada jilbaha loona saxay seedaha iyo carjawda jilbaha ayaan ka fasaxaney isbitaalka GARGAAR

19/07/2026

๐Ÿฅ Waxaa si xawli ah uga socda Gargaar1 Multispeciality & Teaching Hospital qaliinnada dhaawacyada ciyaaraha (Sports Medicine).

Haddii aad qabto dhaawac ka soo gaaray kubadda cagta ama ciyaar kale, hadda waa fursaddaadii. Waxaa kuugu diyaar ah Dr. Abdinour, oo ah dhakhtar takhasus sare u leh qaliinnada iyo daaweynta dhaawacyada ciyaaraha (Sports Medicine).

Ha u oggolaan dhaawacu inuu kaa hor istaago nolol maalmeedkaaga ama ciyaaraha aad jeceshahay.

Ka faaโ€™iidayso fursaddan gaarka ah maanta, la kulan khabiirka, oo hel daaweyn iyo qaliin casri ah si aad ugu soo laabato caafimaadkaaga iyo firfircoonidaada.

14/07/2026

๐Ÿฅ Gargaar 1 Multispeciality & Teaching Hospital

Waxaa si rasmi ah uga socda qaliinnada Sports Medicine, baaritaannada iyo la-talinta caafimaadka, waxaana adeegga bixinaya Dr. Abdinour Garacade.

Haddii aad muddo ka cabanaysay dhaawac kaaga soo gaaray ciyaaraha ama aad qabto xanuun ku haya lafaha, seedaha, kala-goysyada ama jilibka, tani waa fursad aad uga faaโ€™iidaysan karto.

Ha sugin in dhaawacu sii xumaado. La kulan dhakhtarka maanta oo hel qiimayn iyo daaweyn ku habboon xaaladdaada.

๐Ÿ“ Goobta: Gargaar 1 Multispeciality & Teaching Hospital

Waxaa si habsami leh uga socda Xarunta Dhexe ee Gargaar 1 Multispecialty & Teaching Hospital adeegyada daaweynta iyo qal...
12/07/2026

Waxaa si habsami leh uga socda Xarunta Dhexe ee Gargaar 1 Multispecialty & Teaching Hospital adeegyada daaweynta iyo qalliinnada dhaawacyada ciyaaraha (Sports Injuries), kuwaas oo uu bixinayo Dr. Abdinor Garcadde, oo ku takhasusay Qalliinka Lafaha iyo Dhaawacyada Ciyaaraha.

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan bukaanada qaba dhaawacyada lafaha, kala-goysyada, seedaha (ligaments), meniscus-ka, iyo dhaawacyada kale ee la xiriira ciyaaraha ama shilalka inay ka faaโ€™iidaysstaan adeeggan takhasuska leh ee ka socda Gargaar 1 Hospital.

Gargaar 1 Multispecialty & Teaching Hospital waxaa ka goโ€™an bixinta adeeg caafimaad oo casri ah, tayo sare leh, iyo daryeel bukaan oo heer caalami ah.

Waxaa xarunta dhexe ee Gargaar Multispecialty & Teaching Hospital ka socota isdiiwaangelin ballaaran, iyadoo 11-ka July ...
30/06/2026

Waxaa xarunta dhexe ee Gargaar Multispecialty & Teaching Hospital ka socota isdiiwaangelin ballaaran, iyadoo 11-ka July uu si rasmi ah uga bilaabmi doono adeegyada Sport Medicine iyo qalliinnada la xiriira dhaawacyada ciyaaraha, oo uu bixin doono Dr. Abdinor Garcadde, oo ah khabiir sare.

Ha seegin fursaddan! Iska diiwaangeli adigoo la xidhiidhaya lambarada hoos ku qoran.

Taariikhda bilaabashada: 11-ka July.

24/06/2026

OGAYSIIS

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada in maalinta 11-ka July 2026 uu iman doono Cisbitaalka Gargaar1 Multispecialty & Teaching Hospital.

๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ, ๐—ข๐—ผ ๐—”๐—ต ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—ž๐˜‚ ๐—ง๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐—ฟ๐—พ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜€ ๐—ž๐—ฎ

Dhakhtarku wuxuu ka hawlgeli doonaa cisbitaalka muddo laba (2) toddobaad ah.

Dawayn , talo bixin iyo qaliimadda casriga ah ee sport medicine ka ayuu samayn doonaa sida seedaha jilbaha ee ACL, PCL, iyo collaterals ka

Seedka garbaha ee ROTATOR CUFF ka , iyo kala baxa joogtadda ah ee GARABKA ( recurrent shoulder dislocation)

Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta Gargaar1 Multispecialty & Teaching Hospital.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidha:

๐Ÿ“ž 0633624442
๐Ÿ“ž 518894

Ku soo dhowaada adeeg caafimaad oo tayo leh.

Dr Abdirahman Ali(Awkoombe) waxad ka helaysaa malmaha khamiista iyo salasada galinka danbe qaybta new hargeisa ee Gargaa...
17/06/2026

Dr Abdirahman Ali(Awkoombe) waxad ka helaysaa malmaha khamiista iyo salasada galinka danbe qaybta new hargeisa ee Gargaar hospital

15/06/2026

Gargaar 1 (new Hargeisa) branch iyo qaybaha uu ka koobanyahay

Address

Gargaar Hospital
Hargeisa
252518894

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital:

Shortcuts

Share

Category