Royal Care Hospital

Royal Care Hospital Royal Care Hospital is a registered private institution established to fulfill society`s needs of... hospital

Royal care hospital waxaa shaqada ka bilaabaya 6/9/2026                      Dr. Abdiwali Jamal oo ah dhakhtarkii ugu ho...
13/08/2026

Royal care hospital waxaa shaqada ka bilaabaya 6/9/2026 Dr. Abdiwali Jamal oo ah dhakhtarkii ugu horeeyey ee guud ahaan gayiga soomaaliyeed ka bilaabay ilma beerista casriga ah ee IVF kuna guulaystay case koowaad ee nabad ku dhashay ivf.







10/08/2026

Royal care hospital waxaa shaqada ka bilaabaya 6/9/2026 Dr.Abdiwali Jamal oo ah dhakhtarkii ugu horeeyey ee guud ahaan gayiga soomaaliyeed ka bilaabay ilma beerista casriga ah ee IVF kuna guulaystay case koowaad ee nabad ku dhashay ivf.

09/08/2026

Qaybta la tacaalida xaaladaha culus(ICU) ee Royal Care Hospital waxaa kugu diyaara dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal u tababaran la tacaalida xaaladaha culus waxay bixisaa daryeel caafimaad oo sare , waxaana kugu diyaara qalabkii lagula tacaalayay xaaladaha culus, sida dhaawacyada culus , neefqabatowga iyo bukaanada u uku dhaco faaligu. Waxanad heelaysa 24 saacadood todobaadkiiba. iyadoo ay adeegayaan dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal khibrad leh. Badbaadada iyo daryeelka bukaanku waa mudnaantayada koowaad Royal Care Hospital waa hoy Daryeel oo lagu kalsoon yahay.







Royal care hospital uga kaalay daaweynta xanuunada uurku jirta iyo tuunbada caloosha    ́a
08/08/2026

Royal care hospital uga kaalay daaweynta xanuunada uurku jirta iyo tuunbada caloosha



́a

QAYBTA QALLIINADA IYO DAAWEYNTA JUGAHA WAJIGA (Oral & Maxillofacial Surgery).✅ Kabniinada lafaha wajiga.✅ Kabniinada laf...
06/08/2026

QAYBTA QALLIINADA IYO DAAWEYNTA JUGAHA WAJIGA (Oral & Maxillofacial Surgery).
✅ Kabniinada lafaha wajiga.
✅ Kabniinada lafaha daamanka (Upper & Lower Jaw Fractures) ✅ Kabniinada lafaha sanka.
✅ Daaweynta dhaawacyada wajiga iyo afka.
✅ Dhaawacyada shilalka iyo jugaha wajiga.
✅ Qalliinnada iyo dib-u-habaynta lafaha wajiga. Royal care Hospital ugu kaalay "Khibrad, Qalab Casri ah, iyo Daryeel Lagu Kalsoon Yahay.
Address: Ex-Cinema October, Ahmed Dhagah, Hargeisa, Somaliland Facebook: Website: www.royalcarehospital.net phone:565666/0633333842,0634749222.
.
.
.
.
.
.

Ma ka cabanaysaa xanuun lafaha , kala goysyada, seedaha iyo murqaha. Ma ku soo gaadhay dhaawacyo ama jugo sobabay jabnii...
05/08/2026

Ma ka cabanaysaa xanuun lafaha , kala goysyada, seedaha iyo murqaha. Ma ku soo gaadhay dhaawacyo ama jugo sobabay jabniin lafaha ah Royal Care Hospital Waxaa kuugu diyaara Dhakhtarka takhasuska qaliimada iyo daaweynta xanuunada lafaha.




02/08/2026

Royal Care Hospital waa hormoodka qalliimada Madaxa, Dhabarka, Qoorta iyo Xangullada (Neurosurgery) ee Somaliland, isagoo bixiya adeeg caafimaad oo lagu kalsoonyahay. Cusbitaalku waxa uu sameeyay qaliimo badan oo lagu guulaystay mudadii uu jiray.
.
.
.

.


29/07/2026

Sanad walba 28 july waxa dunida laga xusaa maalinta wacyigalinta jooniska ama cagaarshowga aduunka. Sidaa darted qaybta uurku jirta iyo beerka ee royal care hospital waxay ka wacyigalinaysaa bulshada khatarta jooniska iyo sobabaha looga hor tago. Royal care ahaan waxaan idiin diyaarinay la talin, baadhitaano iyo talaalka jooniska . maalinta salaasada oo ku began 28-31 bisha kaadhka dhakhtarku waa bilaash si ay bulshadu u hesho la talin iyo wacyigalin ku saabsan xanuunka jooniska. Halku dhiga sanadku waa manta isbaadh, manta iska talaal. Waa badbaadada qoyska iyo badqabka bulshada.








Sanad walba 28 july waxa dunida laga xusaa maalinta wacyigalinta jooniska ama cagaarshowga aduunka. Sidaa darted qaybta ...
26/07/2026

Sanad walba 28 july waxa dunida laga xusaa maalinta wacyigalinta jooniska ama cagaarshowga aduunka. Sidaa darted qaybta uurku jirta iyo beerka ee royal care hospital waxay ka wacyigalinaysaa bulshada khatarta jooniska iyo sobabaha looga hor tago.








Address

Ex-cinema Octobar
Hargesa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Care Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category