Dr Ismail Speciality Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Dr Ismail Speciality Hospital Ku soo dhawoow isbitaalkaaga takhasuska lafaha ee Dr. Ismail.

Waxaad naga helaysaa daryeelka ugu fiican ee dhaawacyada lafaha, cudurada kala-goysyada, iyo qalliinada qurxinta, si aad ugu noolaato nolol farxad leh, hawl maalmeedkaagana u gudato

Jimce wanaagsan! ๐ŸŒธIlaahay ha inoo ka dhigo Jimcahan maalin cibaado, caafimaad iyo cafis lagu kasbado๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹ โœจ
21/08/2026

Jimce wanaagsan! ๐ŸŒธ
Ilaahay ha inoo ka dhigo Jimcahan maalin cibaado, caafimaad iyo cafis lagu kasbado๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹ โœจ

20/08/2026

DHABARKA LAMA JEEXAYO
Qalliinka Carjawda Dhabarka ee Soo Baxda (Endoscopic Discectomy)

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital daaweynta iyo qalliinka xanuunada iyo dhaawacyada dhabarka oo ay sameynayaan dhakhaatiir takhasus iyo khibrad u leh oo adeegsanaya qalab casri ah iyo farsamooyin horumarsan.

Haddii aad qabto dhabar xanuun hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga dalkaaga hooyo ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

19/08/2026

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital wejigii 22aad ee qalliinada beddelka jilibka iyo misigta (knee & hip replacement) oo ay sameynayaan dhakhaatiir khibrad leh oo Hindi ah ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ, iyagoo adeegsanaya implants tayo sare leh oo Maraykan ah ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ.

Haddii aad qabto xanuun jilibaha ama miskaha ah, hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga Somaliland ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

QALLIINKA DHAAWACYADA CIYAARAHADhaawacyada ciyaaruhu waxay saameyn karaan dhaqdhaqaaqaaga iyo awoodda aad ugu soo laaban...
17/08/2026

QALLIINKA DHAAWACYADA CIYAARAHA

Dhaawacyada ciyaaruhu waxay saameyn karaan dhaqdhaqaaqaaga iyo awoodda aad ugu soo laaban karto garoomada iyo ciyaaraha. Daaweyn iyo qalliin takhasus leh ayaa kaa caawin kara soo kabasho degdeg a iyo ka hortaga dhaawacyo joogto ah oo si joogto ah ciyaaraha kaaga horjoogsada.

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital daaweynta iyo qalliinka dhaawacyada ciyaaraha oo ay sameynayaan dhakhaatiir takhasus iyo khibrad u leh oo adeegsanaya qalab casri ah iyo farsamooyin horumarsan.

Si aad ula kulanto khabiirka takhasuska dhaawacyada ciyaaraha๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

DHABARKA LAMA JEEXAYOQalliinka Carjawda Dhabarka ee Soo Baxda (Endoscopic Discectomy)Haddii carjawda dhabarku soo baxdo ...
15/08/2026

DHABARKA LAMA JEEXAYO
Qalliinka Carjawda Dhabarka ee Soo Baxda (Endoscopic Discectomy)

Haddii carjawda dhabarku soo baxdo oo ay cadaadis saarto neerfaha, waxay sababi kartaa xanuun, kabuubyo iyo tabar darro. Qalliinka laser ka ee dhabarka (Endoscopic Discectomy) waa daaweyn casri ah oo lagu yareeyo xanuunka, cadaadiska looga qaado dareen qaadayaasha, qofkana loogu suurto geliyo inuu si dhakhsa ah u kabto, nolol maalmeedkiisana u qabsado.

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital daaweynta iyo qalliinka xanuunada iyo dhaawacyada dhabarka oo ay sameynayaan dhakhaatiir takhasus iyo khibrad u leh oo adeegsanaya qalab casri ah iyo farsamooyin horumarsan.

Haddii aad qabto dhabar xanuun hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga dalkaaga hooyo ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

Haddii xanuunka miskuhu kaa hor istaago socodka, cibaadada iyo hawlahaaga maalinlaha ah, qalliinka beddelista miskaha wu...
13/08/2026

Haddii xanuunka miskuhu kaa hor istaago socodka, cibaadada iyo hawlahaaga maalinlaha ah, qalliinka beddelista miskaha wuxuu kaa caawin karaa yareynta xanuunka iyo soo celinta dhaqdhaqaaqa.

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital wejigii 22aad ee qalliinada beddelka jilibka iyo misigta (knee & hip replacement) oo ay sameynayaan dhakhaatiir khibrad leh oo Hindi ah ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ, iyagoo adeegsanaya implants tayo sare leh oo Maraykan ah ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ.

Haddii aad qabto xanuun jilibaha ama miskaha ah, hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga Somaliland ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

12/08/2026

Faadumo waxaa yaraantii lugta kasoo gaadhay dhaawac kaga tegay xanuun badan iyo rafaad. Iyada oo dhaawaca qabta ayay nolosheeda iska wadatay maalinba maalinta ka dambaysana wuu isasoo tarayey waxana ay bilawday dhutis, lugtii oo qalloocata, gaabatana ilaa markii dambe ay awoodi wayday dhaqaaq iyo socodba.

Waxa ay timid Dr Ismail Speciality Hospital waxana ay la kulantay dhakhaatiirta dhaawacyada miskaha. Dhakhaatiirtu waxa ay u sheegeen in misigta lagu sameynayo qalliin lagu bedalayo waxana loo sameeyey qalliinkii.

Faadumo maanta waxa ay dareemaysaa caafimaad iyo raynrayn. Way soconaysaa waxana ay si bilaa damqasho ah oo madax bannaan u qabsanaysaa dhammaan hawleheeda iyada oo ku faraxsan natiijada qalliinkeeda iyo sida xarragada leh ee ay usoo kabatay.

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital wejigii 22aad ee qalliinada beddelka jilibka iyo misigta (knee & hip replacement) oo ay sameynayaan dhakhaatiir khibrad leh oo Hindi ah ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ, iyagoo adeegsanaya implants tayo sare leh oo Maraykan ah ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ.

Haddii aad qabto xanuun jilibaha ama miskaha ah, hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga Somaliland ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

MAR KALE SI XARRAGO LEH U SOCOQALLIINKA BEDDELKA JILIBKAHaddii xanuunka jilbuha ee ka dhasha burburka carjawda jilibku s...
11/08/2026

MAR KALE SI XARRAGO LEH U SOCO

QALLIINKA BEDDELKA JILIBKA

Haddii xanuunka jilbuha ee ka dhasha burburka carjawda jilibku saameeyo noloshaada maalinlaha ah, qalliinka beddelka jilbaha wuxuu kaa caawin karaa yareynta xanuunka iyo soo celinta dhaqdhaqaaqa.

Calaamadaha lagu garto in carjawdu burburtay:
Xanuun joogto ah oo jilbaha ah
Socodka oo kugu adkaada
Cibaadada iyo foorarsiga oo kugu adkaada
Qabsashada nolol maalmeedka oo dhibaato iyo xanuun horseeda

La Kulan Khabiirka Beddelista Miskaha iyo Jilbaha oo ballanta ka qabso:
๐Ÿ“ž 0637077773

10/08/2026

Xanuunka joogtada ah ee misigta ama jilibka ma aha xanuun ay tahay in qofku la noolaado. Marka xanuunku noqdo mid joogto ah, dhaqdhaqaaqa xaddida, hurdada carqaladeeya, isla markaana aan kasoo rayn marka qofku daawooyin qaato ama jimicsi sameeyo, qalliinka beddelista laabatada ayaa ah xalka ugu habboon.

Waxaa 29.08.2026, Sabtida ka bilaabanaya Dr Ismail Speciality Hospital wejigii 22aad ee qalliinada beddelka jilibka iyo misigta (knee & hip replacement) oo ay sameynayaan dhakhaatiir khibrad leh oo Hindi ah ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ, iyagoo adeegsanaya implants tayo sare leh oo Maraykan ah ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ.

Haddii aad qabto xanuun jilibaha ama miskaha ah, hadda waxaad heli kartaa daaweyn heer caalami ah adigoo jooga Somaliland ๐Ÿ’™๐Ÿ“ž Ballanta ka qabso: 0637077773

Address

Https://goo. Gl/maps/YcN4V9tYqUS8P4DV 7
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ismail Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ismail Speciality Hospital:

Shortcuts

Share

Category