12/09/2026
Dhakhtaradda ku takhasustay xanuunada haweenka iyo dhalmada (Obs and Gyne) ee Cusbitaalka takhasusiga ah ee Al-Amal Specialty Hospital Hargeisa, Somaliland, Dr. Safa Abulqaasim waxay diyaar idiinku tahay Cusbitaalka 24 saacadood toddobaadka oo dhanba.
Waxaad kalasoo xidhiidhi kartaa taleefon number-ka: 0633222229.