25/08/2026
Mararka qaar suโaal aad adigu u aragto mid iska fudud, qofka kale waxay ku noqon kartaa ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐, ๐๐ฎ๐น๐๐ฎ๐น iyo ๐ณ๐ถ๐ธ๐ถ๐ฟ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป.
Qof walba wuxuu leeyahay xaalad iyo sheeko u gaar ah oo laga yaabo inaadan ogeyn. Sidaas darteed, haddii aadan garanayn waxa qofku la tacaalayo, suโaal aan loo baahnayn ha ugu darin culays kale.
Mararka qaar qofku talo k**a baahna, mana rabo in wax badan la weydiiyo; waxa uu u baahan yahay waa ๐ณ๐ฎ๐ต๐ฎ๐บ, ๐ฑ๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ iyo ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ด.
๐ช๐ฎ๐น๐ถ ๐บ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐๐ฒ๐๐ฑ๐ถ๐ท๐ฎ๐ ๐๐โ๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ต?
๐ ๐ฎ ๐ท๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐๐ฒ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ผ?
Haddii aad adigu dadka suโaalahaas ku dhibtay, Ma ka fikirtay sida uu qofka u dareemi karo marka suโaalahaas badan la weydiiyo?
๐๐ฑ๐ถ๐ด๐ ๐บ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ? ๐๐ฟ๐ฎ๐ด๐๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ป๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฏ ๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ป๐-๐ด๐ฎ. ๐