29/09/2026
Maanta oo ku beegan 29-ka Sebtembar, waxaa la xusaa Maalinta Wadnaha Adduunka (๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ ๐๐ฎ๐), oo ujeeddadeedu tahay kordhinta wacyiga bulshada ee ku saabsan cudurrada wadnaha, waxyaabaha sababa iyo sida looga hortegi karo.
Daryeel Wadnahaaga, Ilaali Caafimaadkaaga.