Ummah Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Ummah Hospital Kuso dhawaw Ummah Hospital adeeg hufan iyo daryeel caafimad.

Jimca mubaarak
25/09/2026

Jimca mubaarak

Qeybta hooyada iyo dhalaanka
23/09/2026

Qeybta hooyada iyo dhalaanka

21/09/2026

Maantaba Soo cesho Kalsoonidaada iyo xarakadaada oo ka faa'iidayso qaliinkan lacag la'aanta ah.

19/09/2026

Isbitaalka ummah waxa uu shaqeeyaa 24hr Maanta soo gaar adigoo ka faa'iidaysanaayo adeegyada isbitaalku qabto.

15/09/2026

Waa bukaankeena aamino yar oo aan u sameynay qaliinka (isku furan).

Fulinta Qaliimada GYNECOMASTIA maantaba ka faa'ideyso fursadaan dahabiga ah
15/09/2026

Fulinta Qaliimada GYNECOMASTIA maantaba ka faa'ideyso fursadaan dahabiga ah

13/09/2026

Hooyo hadaad rabto in korka laguu saaro ilmahaaga oo cafimaad qaba Ilaahey awoodiisa balanteynu waa isbitaalka ummah.

12/09/2026

Ma ogtahay hooyo in Isbitaalka ummah dhalmada dabiiciga ah iyo qaliinka hooyada uurka leh aan sida dabiiciga u dhali karin in wali lacag la'aan yahay.

07/09/2026

Burooyinka minka isbitaalka Ummah

05/09/2026

Adigoo ka faideysanaya fursadaan maantaba horo uso gaar isbitaalka ummah.

Address

AbdiAziiz Distric, Near Hotel Global
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ummah Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ummah Hospital:

Shortcuts

Share

Category