Sahan Men's Hospital

Call Directions Website

Sahan Men's Hospital Specialized men's health center providing confidential care for fertility, sexual health, and reproductive wellness in Mogadishu.

26/09/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto Fibroids.

Fibroids waa burooyin aan kansar ahayn oo ka samaysmi kara gudaha ama hareeraha minka (ilmo-galeenka).

Maxay yihiin calaamadaha lagu garto fibroids-ka, goorma ayay muhiim tahay in haweeneydu raadsato qiimeyn caafimaad?

jumca mubarak
24/09/2026

jumca mubarak

23/09/2026

Biyo-baxa degdegga ah ma leeyahay daaweyn sax ah?

Haddii aad la kulmeyso calaamadahan, nala soo xiriir si aad u hesho talo iyo qiimeyn caafimaad oo ku habboon.
21/09/2026

Haddii aad la kulmeyso calaamadahan, nala soo xiriir si aad u hesho talo iyo qiimeyn caafimaad oo ku habboon.

Haddii aad isku aragto xaniinyo-barar nagu soo booqo sahan oo la tasho dhakhtar.
19/09/2026

Haddii aad isku aragto xaniinyo-barar nagu soo booqo sahan oo la tasho dhakhtar.

19/09/2026

Haddii aad tihiin lamaane cusub oo reerkiinnu dhisanyahay muddo gaaban, aadna ka walwalsan tihiin in uur-qaadistu soo daahday, muuqaalkan adinka ayuu idinku socdaa.

Jumco Mubaarak 🤲🌙
17/09/2026

Jumco Mubaarak 🤲🌙

“Qiso Guuleysatay 💙Xaalad Dhalmo La’aan ah…Alhamdulillah 🤍👨🏽‍⚕️ Dr. Abas Salad Abdi🔹   •   •  📍 Zoobe Km5 – Laami yaraha...
15/09/2026

“Qiso Guuleysatay 💙
Xaalad Dhalmo La’aan ah…
Alhamdulillah 🤍

👨🏽‍⚕️ Dr. Abas Salad Abdi

🔹 • •

📍 Zoobe Km5 – Laami yaraha

📱 +252614836060 |

15/09/2026

Shan qodob oo saameyn ku leh labadii hormoon ee aan horey u soo sheegnay!

Sahan Men’s Hospital waxaa diyaar kuugu ah adeegyo caafimaad oo ku saabsan dhibaatooyinka kala duwan ee ragga, oo ay ka ...
15/09/2026

Sahan Men’s Hospital waxaa diyaar kuugu ah adeegyo caafimaad oo ku saabsan dhibaatooyinka kala duwan ee ragga, oo ay ka mid yihiin:

► Tabar-yarida ragganimada
► Hammi-yarida gogosha
► Biyo-bax degdeg ah
► Shahwada oo yaraata
► Daaweynta babaasiirka
► Dhalmo-la’aanta ragga

Haddii aad la kulanto mid ka mid ah dhibaatooyinkan, nagu soo booqo isbitaalka si aad u hesho baaritaan iyo qiimeyn caafimaad oo sax ah.

Address

Zoobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Men's Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category