13/10/2026
Markii leykeenayey isbitaalka kalkaal Dareen malaheyn, Alhamdulilah Qaliin lafdhabarta ah ayaa la ii sameeyey Haddana lugaheyga ayaan ku socdaa Waxaan u mahadcelinaya Dr raqiib oo ii sameeyey Qaliinka iyo isbitaalka kalkaal.
“ Yusuf Abdalla” bukaan qaliin loogu sameeyey kalkaal hospital