27/09/2026
Dr. Sumait Hospital iyo Aftuder Charity جمعية أفتدير الخيرية waxay iska kaashanayaan in bulshada Soomaaliyeed loo sameeyo qalliin Indho-Fiiqis oo lacag la’aan ah (Free Cataract Surgery).
Iskaashigan wuxuu caawinayaa dadka qaba caadka indaha (Cataract) ee u baahan qalliinka, si ay u helaan adeeg caafimaad oo bilaash ah.
Ujeeddadu waa in la caawiyo dadka u baahan qalliinka Indho-Fiiqista, lana fududeeyo helitaanka daryeelka indhaha ee bulshada Soomaaliyeed.
More Info : https://shorturl.at/UUAPH