Welcare Specialty Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Welcare Specialty Hospital We Care Welcare Specialty Hospital is a cutting-edge hospital located in Mogadishu, Somalia.

We are committed to providing high-quality healthcare services to the Somali community and beyond. With a team of skilled and compassionate medical professionals, including doctors and well-trained nurses, and a patient-centric approach, WELCARE Specialty Hospital aims to become a leading healthcare institution in the region.

Waxaa inoo soo dhammaaday xaflad qurux badan oo soo dhaweyn ah, taas oo loogu talagalay xubnaha cusub ee kusoo biiray qo...
01/10/2026

Waxaa inoo soo dhammaaday xaflad qurux badan oo soo dhaweyn ah, taas oo loogu talagalay xubnaha cusub ee kusoo biiray qoyska Welcare Specialty Hospital.

Ku soo dhowaada Welcare — halka aan wadajir ugu adeegno bulshada.

Sawirrada Q2aad :Habeen qurux badan oo soo dhaweyn ah! Waxaan si diiran ugu soo dhaweynaynaa xubnaha cusub ee kusoo biir...
01/10/2026

Sawirrada Q2aad :
Habeen qurux badan oo soo dhaweyn ah!

Waxaan si diiran ugu soo dhaweynaynaa xubnaha cusub ee kusoo biiray qoyska Welcare Specialty Hospital.

Ku soo dhowaada Welcare — halka aan wadajir ugu adeegno bulshada.

sawirrada Q1aad :Habeen qurux badan oo soo dhaweyn ah! Waxaan si diiran ugu soo dhaweynaynaa xubnaha cusub ee kusoo biir...
01/10/2026

sawirrada Q1aad :

Habeen qurux badan oo soo dhaweyn ah!

Waxaan si diiran ugu soo dhaweynaynaa xubnaha cusub ee kusoo biiray qoyska Welcare Specialty Hospital.

Ku soo dhowaada Welcare — halka aan wadajir ugu adeegno bulshada.

World Heart Day 29 September
29/09/2026

World Heart Day 29 September

Kulan Iskaashi oo labo geesood ah oo u dhaxeeyay Welcare Specialty Hospital iyo Horn Global Solution.
27/09/2026

Kulan Iskaashi oo labo geesood ah oo u dhaxeeyay Welcare Specialty Hospital iyo Horn Global Solution.


25 September Maalinta caalamiga ah ee Pharmacyga
25/09/2026

25 September
Maalinta caalamiga ah ee Pharmacyga

23/09/2026

Hooyo ayaa ka soo jabtay sinta, waxaana si guul leh loogu sameeyay qalliinka sinta.
Qalliinka waxaa sameeyay Dr. Anas Adan Ali (Dr. Akram), oo ah Dhakhtar Takhasus u leh Lafaha iyo Qalliinnada Lafaha.

Weli waxaa socda adeegga qalliinnada Cunaha iyo Sanka oo lacag la’aan ah sidoo kale Qaybta Dhegaha – 50% Qiimo-dhimis.  ...
21/09/2026

Weli waxaa socda adeegga qalliinnada Cunaha iyo Sanka oo lacag la’aan ah sidoo kale Qaybta Dhegaha – 50% Qiimo-dhimis.

Dhiig karku waa dilaa qarsoon.
20/09/2026

Dhiig karku waa dilaa qarsoon.

8 Calaamadood oo Khatar ah Xilliga Uurka
19/09/2026

8 Calaamadood oo Khatar ah Xilliga Uurka

Address

Digfeer Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Welcare Specialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Welcare Specialty Hospital:

Shortcuts

Share

Category