Somali Sudanese Specialized Hospital

Call Directions

Somali Sudanese Specialized Hospital The Somali Sudanese Specialist Hospital is a Somali-owned hospital registered by the Ministry of Heal

12/10/2026

Hooyo, dhalmada kadib caafimaadkaaga ha dayicin!
Dhiig-bax badan, neefsashada oo kugu adkaata, qandho ama madax-xanuun daran waa calaamado halis ah oo u baahan daryeel caafimaad oo degdeg ah.
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Somali Sudanese waxaad ka helaysaa daryeel caafimaad oo dhammaystiran iyo dhakhaatiir ku takhasusay caafimaadka hooyada.
Hooyo, caafimaadkaagu waa mudnaanteenna!
๐Ÿ“ž Ballantaada qabso adigoo gurigaaga jooga: 247 | 0613233333

World Mental Health DayMaalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka DhimirkaWaxaa la xusaa 10-ka Oktoobar sannad kasta, si loo k...
10/10/2026

World Mental Health Day
Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka
Waxaa la xusaa 10-ka Oktoobar sannad kasta, si loo kordhiyo wacyiga bulshada ee caafimaadka dhimirka, loona dhiirrigeliyo daryeelka, taageerada iyo fahamka dadka la nool dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka.
Caafimaadka dhimirku waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadka guud. Qof walba wuxuu mudan yahay daryeel, taageero iyo faham.

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž: ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐‘๐‘๐”๐”๐‘๐“๐€ ๐Š๐” ๐ƒ๐‡๐€๐’๐‡๐Ž ๐–๐€๐ƒ๐๐Ž-๐ƒ๐€๐‹๐Ž๐Ž๐‹๐Š๐€Munaasabadda lagu soo xirayay Ol...
08/10/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž: ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Ž๐‹๐Ž๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐‘๐‘๐”๐”๐‘๐“๐€ ๐Š๐” ๐ƒ๐‡๐€๐’๐‡๐Ž ๐–๐€๐ƒ๐๐Ž-๐ƒ๐€๐‹๐Ž๐Ž๐‹๐Š๐€

Munaasabadda lagu soo xirayay Ololaha Qalliinka Carruurta ku dhasho Wadno-Daloolka ayaa lagu qabtay Isbitaalka Takhasusiga ah ee Somali Sudanese.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, H.E. Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, iyo Madaxa Qatar Charity ee Soomaaliya, Mudane Abdulfatah Adam Moalim.

Ololahan ayaa waxaa ka faaโ€™iideystay 40 carruur Soomaaliyeed ah, kuwaas oo loo sameeyay qalliin lagu saxayo wadno-daloolka.

GUUL SOMALIYEED

MAHADSANID QATAR CHARITY

MAHADSANID DOWLADDA QATAR

08/10/2026

MUNAASABADDA SOO XIRITAANKA OLOLAHA QALLIINKA CARRUURTA KU DHASHO WADNO-DALOOLKA

๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽKa Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 011----- 491๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ ๐š .๐Ÿ‘- ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž...
08/10/2026

๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽ
Ka Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 011----- 491
๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ ๐š .
๐Ÿ‘- ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ก ๐Ÿ‘ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐›๐š๐๐๐š๐š
๐Ÿ’- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐š๐ฐ๐š๐š๐› ๐ฌ๐ฎ'๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ก๐š๐š๐ง.
๐Ÿ“-๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ 7 dii Post U dambeysay Page-ka
๐Ÿ”-๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ฌ-๐ค๐š ๐’๐’๐’๐‡
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐Ÿ‘‡
https://www.tiktok.com/
https://www.instagram.com/somalisudanese/
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡
JAWAAB BIXINTA WAXAY SOCONAYSAA ILAA MAALINKA JIMCAHA 9:00 AM SUBAXNIMO

08/10/2026
08/10/2026

WARGELIN MUHIIM AH

Waxaa Isbitaalka Somali Sudanese kusoo biiray Dr. Ermiyas Kuma Tola, oo ku takhasusay daaweynta xanuunnada neerfaha iyo dhibaatooyinka la xiriira caafimaadka dhimirka.

Haddii aad qabto xanuun ama dhibaato la xiriirta neerfaha ama caafimaadka dhimirka, maanta ballan ka qabso oo kala tasho dhakhtarka xaaladdaada.

Caafimaadkaaga ha dib u dhigin. Maanta la tasho Dr. Ermiyas Kuma Tola.

MAALINTA ARAGGA ADDUUNKAIndhahaaga waa hantidaadaโ€”jeclow, ilaali, oo si joogto ah u baar.Ha sugin ilaa araggaagu daciifo...
08/10/2026

MAALINTA ARAGGA ADDUUNKA

Indhahaaga waa hantidaadaโ€”jeclow, ilaali, oo si joogto ah u baar.

Ha sugin ilaa araggaagu daciifo. Baaritaanka indhaha iyo daryeelka saxda ahi waxay kaa caawin karaan ilaalinta araggaaga.

Indhahaaga jeclow. Araggaaga ilaali.

Address

Hodon Distract
Mogadishu
ZONAKEYSTREET

Telephone

+252613233333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sudanese Specialized Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category