Horseed Hospital

Directions Website

Horseed Hospital Horseed Hospital is a Specialized Medical Center located in Mogadishu, near to Banadir street.

Haddii ilmahaagu leeyahay calaamado xasaasiyadeed, la tasho dhakhtar oo ha siin daawo dhakhtar aan uqorin fans
24/09/2026

Haddii ilmahaagu leeyahay calaamado xasaasiyadeed, la tasho dhakhtar oo ha siin daawo dhakhtar aan uqorin


fans


24/09/2026

Qalliinku mar walba ma ahan jeexitaan weyn iyo soo kabasho dheer.
Qalliimada casriga ah ee Laparoscopic Surgery waxay bixiyaan jeexitaanno yaryar iyo soo kabasho fudud.

La tasho Dr. Mohamed Dheere Dhakhtarka Qalliimada Guud iyo Laparoscopic-ka ee Horseed Hospital.


fans


Buro ku samaysanta ugxan-sidaha waxay keeni kartaa xanuun caloosha, caado aan joogto ahayn iyo calaamado kale.π‡πšπππ’π’ 𝐚𝐚𝐝...
24/09/2026

Buro ku samaysanta ugxan-sidaha waxay keeni kartaa xanuun caloosha, caado aan joogto ahayn iyo calaamado kale.
π‡πšπππ’π’ 𝐚𝐚𝐝 𝐜𝐚π₯𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐑𝐚𝐚𝐧 π₯𝐞𝐞𝐝𝐚𝐑𝐚𝐲 π₯𝐚 𝐭𝐚𝐬𝐑𝐨 𝐝𝐑𝐚𝐀𝐑𝐭𝐚𝐫 2445

fans


La socodka korriinka, hurdada, hadalka iyo horumarka ilmaha waa qayb muhiim ah oo ka mid ah daryeelkiisa caafimaad. fans...
23/09/2026

La socodka korriinka, hurdada, hadalka iyo horumarka ilmaha waa qayb muhiim ah oo ka mid ah daryeelkiisa caafimaad.


fans


23/09/2026

Gacmo khibrad leh. Qalliin kasta waxaa saldhig u ah badbaadada bukaanka iyo adeeg tayo sare leh. Kalsoonidaada waa mudnaanteenna


fans



Ha sugin inta xanuunku kasii darayo Haddii aad qabto xanuun ama aad u baahan tahay qiimeyn qalliin lafaha ah , la tasho ...
23/09/2026

Ha sugin inta xanuunku kasii darayo Haddii aad qabto xanuun ama aad u baahan tahay qiimeyn qalliin lafaha ah , la tasho dhakhtar takhasus leh.

Dr. Sayid Omar – Dhakhtarka Lafaha
Horseed Hospital


fans


23/09/2026

Sonkorowga xilliga uurka wuxuu saameyn ku yeelan karaa hooyada iyo ilmaha haddii aan si wanaagsan loo xakameyn. 🩺🀰

fans



Folic Acid, Iron, Calcium iyo Vitamin D waxay door muhiim ah ka qaataan caafimaadka hooyada iyo ilmaha. fans
22/09/2026

Folic Acid, Iron, Calcium iyo Vitamin D waxay door muhiim ah ka qaataan caafimaadka hooyada iyo ilmaha.


fans


22/09/2026

Sonkorowga xilliga uurka wuxuu saameyn ku yeelan karaa hooyada iyo ilmaha haddii aan si wanaagsan loo la socon.

Hubi sonkortaada hooyo, raac talada dhakhtarka, oo samee baaritaannada uurka si joogto ah.


fans



5 Talo ku Ilaali Caafimaadka AfkaagaIlkahaaga ilaali maalin kasta si aad u hesho dhoolla-caddeyn caafimaad qabta fans   ...
22/09/2026

5 Talo ku Ilaali Caafimaadka Afkaaga

Ilkahaaga ilaali maalin kasta si aad u hesho dhoolla-caddeyn caafimaad qabta


fans




Address

Agagaarka Km5, Zoobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category