13/10/2026
π’ OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN BULSHO WEYNTA MOGADISHU
ADEEGYADA CAAFIMAAD EE DHAGAHA, SAN-KA IYO CUNAHA! π₯
π¨ββοΈ Dr. Ahmed Hagi Abduqadir waa dhakhtar ku takhasusay Dhagaha, San-ka iyo Cunaha (ENT), lehna 30 sano oo waayo-aragnimo ah, waana dhakhtar si weyn looga yaqaan bulshada.
π©Ί Adeegyada uu bixiyo waxaa ka mid ah:
β
Daaweynta xanuunnada dhagaha.
β
Baaritaanka maqalka iyo dhibaatooyinka dhegaha.
β
Daaweynta xanuunnada san-ka iyo sanka oo xirma.
β
Daaweynta xanuunnada cunaha iyo qumanka.
β
Qiimeynta dhibaatooyinka neefsashada iyo marinnada hawada.
π Goobta: ISGAYSKA FAGAX MUQDISHU SOMALIA
π Ballan iyo xog dheeraad ah: +252 771 952292
β€οΈ 30 SANO OO WAAYO-ARAGNIMO AH β KHIBRAD IYO DARYEEL CAAFIMAAD!
Haddii adiga ama qof qoyskaaga ka mid ahi la kulmo dhibaato dhagaha, san-ka ama cunaha, ha ka gaabin inaad raadsato talo caafimaad.
π Fariintan la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga si bulshada inteeda kale uga faa'iidaysato xogtan.