Macaani hospital

Macaani hospital Macaani hospital wuxuu idiin hayaa adeegyo caafimaad oo dhammeystiran. Macaani waa umaciinaha bulshada

09/05/2026

Mama fadumo c/qadir xasan o ahed bukaan ka cabanaayo dhalmo la'aan muddo 13sano........

06/05/2026

Marag fur bukaan nagu so booqo xarunteena cafimaad ee Macaani hospital garasbaley

Sannad kasta maanta oo kale 5ta May waxaa laqabtaa xuska maalinta umulisooyinka aduunka (International Day of the Midwif...
05/05/2026

Sannad kasta maanta oo kale 5ta May waxaa laqabtaa xuska maalinta umulisooyinka aduunka (International Day of the Midwife
Celebration). Anagana umulisooyinka soomaaliyed waxaan leenahay hambalyo

Maamulka iyo dhammaan howl-wadeennada Macaani hospital  waxay si diirran ugu hambalyeynayaan Dr. Mohamed Abdullahi Isse ...
19/04/2026

Maamulka iyo dhammaan howl-wadeennada Macaani hospital waxay si diirran ugu hambalyeynayaan Dr. Mohamed Abdullahi Isse (Gaaladiid) oo loo doortay Guddoomiyaha Fulinta ee Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya (SNAPH).


isbitaalka qeybtiisa Pharmacy-ga  waxaan kugu diyaara ah  dawooyin tayo sare leh oo si buuxda loo hubiyay, si adiga iyo ...
30/03/2026

isbitaalka qeybtiisa Pharmacy-ga waxaan kugu diyaara ah dawooyin tayo sare leh oo si buuxda loo hubiyay, si adiga iyo qoyskaagaba aad u heshaan daryeel caafimaad oo dhamestiran.

Dr. Ghaith Mohamed waa Dhakhtarka Haweenka iyo Qaliimada ee Ma’ani Hospital.Adeegyada dhakhtarku kuu qabanayo waxaa kami...
29/03/2026

Dr. Ghaith Mohamed waa Dhakhtarka Haweenka iyo Qaliimada ee Ma’ani Hospital.

Adeegyada dhakhtarku kuu qabanayo waxaa kamid ah Daaweynta infekshanka ku dhaca dumarka, furitaanka tuubooyinka minka, daaweynta hormoonada qaldan, qalliimada hooyada uurka leh, qalliimada burooyinka minka, iyo daryeelka & lasocodka hooyada uurka leh.

Nagu soo booqo xarunteena Garasbaley, gaar ahaan deegaanka Macaani.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri:‘Maalinta Jimcaha waxaa ku jirta saacad aanu waafaqin qof Muslim ah oo taagan oo tukanaya, Allana wa...
27/03/2026

Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
‘Maalinta Jimcaha waxaa ku jirta saacad aanu waafaqin qof Muslim ah oo taagan oo tukanaya, Allana wax weydiista, ilaa Ilaahay wuu siiyaa"

Dhamanteen aan Ka faa’iidaysano saacaddan barakaysan.

21/03/2026

Barnaamijka waydiimaha ciidda qeybtiisa caruurta kaaso aan shalay kuqabanay Degmada Garasbaley.

Sawirada munaasabadda maalinta koowaad ee ciiddul-Fidriga iyo damaashaadka farxadda ciidda.
20/03/2026

Sawirada munaasabadda maalinta koowaad ee ciiddul-Fidriga iyo damaashaadka farxadda ciidda.

Qeybteena Gargaarka Degdegga ah waxay heegan ku tahay mar walba iyo xilli kasta, si ay kuu siiso daryeel caafimaad oo de...
14/03/2026

Qeybteena Gargaarka Degdegga ah waxay heegan ku tahay mar walba iyo xilli kasta, si ay kuu siiso daryeel caafimaad oo degdeg ah, tayo leh, kana jawaaba xaalad kasta oo caafimaad.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Alle ha innaga yeelo kuwii ka faa...
17/02/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Alle ha innaga yeelo kuwii ka faa'ideysta fadligeeda.


Address

Km13 Macani Road Garasbaley
Mogadishu
1216

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macaani hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category