Mustaqbal Eye Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Mustaqbal Eye Hospital Mustaqbal Eye Hospital is a leading Sub-specialist hospital located in Mogadishu,
Somalia.

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐Ÿ–-๐๐š ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ Sanadd Walbaa,  waxaan si wadajir ah loo xusaa Maalinta Aragga Adduunka (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐’๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐ƒ๐š๐ฒ), oo...
08/10/2026

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐Ÿ–-๐๐š ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ Sanadd Walbaa, waxaan si wadajir ah loo xusaa Maalinta Aragga Adduunka (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐’๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐ƒ๐š๐ฒ), oo ah maalin caalami ah oo lagu xoojinayo wacyiga ku saabsan muhiimadda caafimaadka indhaha iyo ilaalinta aragga.









Indhahaaga u hibeey daryeelka ay mudanyihiin โ€” ilaali araggaaga, ilaali mustaqbalkaaga.World Sight Day 2026! ๐ŸŒ๐Ÿ‘๏ธ
05/10/2026

Indhahaaga u hibeey daryeelka ay mudanyihiin โ€” ilaali araggaaga, ilaali mustaqbalkaaga.

World Sight Day 2026! ๐ŸŒ๐Ÿ‘๏ธ





Hambalyo Hambalyo HambalyoWaxaan bogaadineynaa Xoghaya cusub ee la doortay ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ...
21/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan bogaadineynaa Xoghaya cusub ee la doortay ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) Dr. Omar Qaadi.
Waxaan ALLE uga baryeynaa in uu mas'uuliyadda la garab-galo.


Tacsi!ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽGuddooiyaha Isbitaalka Indhaha Mustaqbal Dr. Abdisamad Hassan Haye, qey...
19/09/2026

Tacsi!
ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Guddooiyaha Isbitaalka Indhaha Mustaqbal Dr. Abdisamad Hassan Haye, qeybaha kale ee maamulka, shaqaalaha iyo dhammaan bahda Mustaqbal waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Wariye ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง๐ค๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waxaan ALLE weyne uga baryeynaa naxariistiisa in uu ka waraabiyo.
ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น.๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น ๐—˜๐˜†๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น waxay si diirran u soo d...
29/07/2026

๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น.

๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น ๐—˜๐˜†๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐—ก๐˜‚๐—ฟ, oo ah Dhakhtarka Cudurrada Indhaha, kaaso leh khibrad sare oo ku saabsan baaritaanka, daaweynta, iyo qalliinnada indhaha.

Haddii aad u baahan tahay la-talin, baaritaan ama daaweyn la xiriirta cudurrada indhaha, waxaad hadda ballan ka qabsan kartaa ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น ๐—˜๐˜†๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น.

๐Ÿ“ž 7666
๐Ÿ“ฑ 61 1501179

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐„๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, ma...
30/06/2026

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐„๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed.โฃ
โฃ
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu dalkeenna ku manneysto nabad, xasillooni iyo horumar waara.โฃ
โฃ
Hambalyo 1-da Luulyo. Soomaaliya ha noolaato. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโฃ
โฃ

12/06/2026

๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‡๐š๐ฒ๐ž wuxuu sameynayaa qalliimo bilaash ah ama lacag la'aan ah.โฃ
Dhammaan adeegyada kala ah ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š, ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š iyo ๐ƒ๐š๐ฐ๐š๐๐š waa lacag la'aan.โฃ
Waxii faahfaahin ah la xiriirโฃ
๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ“๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ— ama numberka gaabn ๐Ÿ•๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”โฃ
โฃ
โฃ
โฃ

Ciid Mubaarak
26/05/2026

Ciid Mubaarak

22/03/2026

D Abdisamad Hassan Haye wuxuu sameynayaa qalliimo bilaash ah ama lacag la'aan ah.
Dhammaan adeegyada qalliinka, baaritaannada iyo dawada waa lacag la'aan.
Waxii faahfaahin ah la xiriir
611501179 ama numberka gaabn 7666


Address

Wadada Abdiqasin Iskooska Lambar Afar
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mustaqbal Eye Hospital:

Shortcuts

Share

Category