DurDur Hospital

Call Directions Website Contact the practice

DurDur Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DurDur Hospital, Hospital, MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA IYO TRIPENO DHEXDOODA, DHANKA DEGMADA WAABERI AYUU WADADA KA SAARANTAYAY, Mogadishu.

Durdur Hospital waa isbitaal bixiya Adeegyo caafimaad oo Tayo sare leh oo aay ka Hawlgalaan Dhakhaatiir Taqasusyo kala duwan lyo xirfadlayaal caafimaad,Isbitaalku waxa uu ku yalaa Agagaarka Guriga shaqaalaha wadada Makka Almukarama durdur hospital is one of the best clinics situated in Mogadishu somalia was established in 2013 since that time up now we building this institution from bottom to highest standard now is available different medical specialists such Obs&Gyne,Pediatrician, General practitioner, cardiologist, otolaryngology ENT, Dermatologist
General Surgeon well-equipped Laboratory & modern Operation Threatre & Pharmacy, Maternity Rooms Internal Medicine/ IPD

Haddii aad la dhibtoonayso finan badan, finan soo noqnoqda ama raadadka finanka, ha iska indho tirin. Durdur Hospital wa...
22/09/2026

Haddii aad la dhibtoonayso finan badan, finan soo noqnoqda ama raadadka finanka, ha iska indho tirin.
Durdur Hospital waxaad ka heli kartaa daryeel iyo daaweyn ku habboon xaaladda maqaarkaaga.

⏰24 September Maalinka Khamista(Every Thursday)customer Offer Day Daryeelkaagu Waa Noo Muhim@topfansDurDur Hospital
22/09/2026

⏰24 September Maalinka Khamista(Every Thursday)customer Offer Day Daryeelkaagu Waa Noo Muhim
@topfansDurDur Hospital

Caafimaadka wanaagsani Waxad caloosha Gelinayso Ayaa Qayb ka Ah
21/09/2026

Caafimaadka wanaagsani
Waxad caloosha Gelinayso Ayaa
Qayb ka Ah

Haddii aad ledahay Calaamadahan booqo Dhakhtarka Dr.NaibHaggi Olow - Dhakhtarka Maqaarka
20/09/2026

Haddii aad ledahay Calaamadahan booqo Dhakhtarka Dr.NaibHaggi Olow - Dhakhtarka Maqaarka

Daryeel Caafimaadka Maqaarkaaga soo Booqo Qaybta Daawynt Cudurrada Maqaarka Timaha iyo cidiyaha
19/09/2026

Daryeel Caafimaadka Maqaarkaaga soo Booqo Qaybta Daawynt Cudurrada Maqaarka Timaha iyo cidiyaha

wax yaabaha lagu xoojiyo cafimaadka maskaxda
19/09/2026

wax yaabaha lagu xoojiyo cafimaadka maskaxda

Guulaystaha Isbuucan Ee Garoo Guulayso Waa Ibrahim Khaliil Hamblayo Hamblayo
19/09/2026

Guulaystaha Isbuucan Ee Garoo Guulayso
Waa Ibrahim Khaliil Hamblayo Hamblayo

 Dhamaan Bulshada Degan Gobolka Banaadir iyo Gobolada la deriska ah waxa uu isbitaalka Ogeysiinayaa uu Isbitaalku Bilaab...
18/09/2026


Dhamaan Bulshada Degan Gobolka Banaadir iyo Gobolada la deriska ah waxa uu isbitaalka Ogeysiinayaa uu Isbitaalku Bilaabay Ololaha Baaritaanada iyo Latalinta Bukaanada Qaba xanuunada Raaga ka Faaideysi wacan

jumca mubarak
17/09/2026

jumca mubarak

Barmaamushka Garoo Guulayso Nasiibkaaga Tijaabi Faalo ku sheeg  Numberka Aad  Umalaynayso Adigoo ka Dooranaya 4 ilaa 100...
17/09/2026

Barmaamushka Garoo Guulayso
Nasiibkaaga Tijaabi
Faalo ku sheeg Numberka Aad Umalaynayso
Adigoo ka Dooranaya 4 ilaa 1004 inta u dhexaysa
Fadlan Shuruudaha Post ku xusan Akhri oo Raac
Guul wacan

Address

MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA IYO TRIPENO DHEXDOODA, DHANKA DEGMADA WAABERI AYUU WADADA KA SAARANTAYAY
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DurDur Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DurDur Hospital:

Shortcuts

Share

Category