Abdihakiin salley

Abdihakiin salley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdihakiin salley, Doctor, [email protected], Addis Ababa.

Bachelor of Science in Public Health
Currently pursuing Doctor of Medicine and Surgery (Daaweynta iyo Qalliinka)
Also undertaking a Master’s Degree in Public Health and Nutrition

01/06/2026

Maxaa la ga koraa?

Waxaa la ga koraa in markasta wax la guu sheego ama la guu baqdin galiyo. Waxaa la ga koraa in aad aragti iska caydo adiga oo aan waxba ka fahansanayn. Waxaa la ga koraa in aad qof iska nacdo adiga oo aan si dhab ah u baran. Waxaa la ga koraa fudaydka. Waxaa la ga koraa in aqoonta iyo fahanka wakiil la gaaga noqdo. Waxaa la ga koraa shaki la'aanta. Waxaa la ga koraa in aadan waxba is weydiin.

Maanta helidda xogta iyo xaqiiqadu way sahlantahay. Aaladda Internet-ka waxaa ka buuxa aqoon iyo aragtiyo kala duwan. Sidoo kale waxaa maktabadaha dhooban buuggaag caqligaaga kobcinaya. Maankaaga xoree oo wax walba akhriska iyo dadaalkaaga ku soo kala ogow.

"sallamu allah calaykum" ❗️

Hambalyo Gunners. Farxadda awgeed yeysan idin iloowsiin in London ay Blue tahay ilaa aad London ka soo dijisan (Europa L...
24/05/2026

Hambalyo Gunners. Farxadda awgeed yeysan idin iloowsiin in London ay Blue tahay ilaa aad London ka soo dijisan (Europa League, Champions League, Club World Cup).

Soo warcad maaha😅

Wax kasta oo aad uga baahan tahay   Ababa, Somali MedBridge ayaa kuu fududeynaya!Waxaan bixinaa adeegyo lagu kalsoon yah...
16/05/2026

Wax kasta oo aad uga baahan tahay Ababa, Somali MedBridge ayaa kuu fududeynaya!
Waxaan bixinaa adeegyo lagu kalsoon yahay sida:
🏥 Adeegyada Caafimaadka
🗣️ Turjubaan xirfad leh
🏛️ Adeegyada Safaaradaha
🏠 Home Care tayo leh

✅ Degdeg
✅ Kalsooni
✅ Adeeg xirfad leh

📞 Nala soo xiriir maanta — Somali MedBridge waa garabkaaga Addis

Address

[email protected]
Addis Ababa

Telephone

+251915557337

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakiin salley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdihakiin salley:

Shortcuts

Share

Category